Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Assylum - where to apply
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Where is the best place to get assylum in U.S.? Will be visiting soon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed Hassan Bulshaale

Unrecorded Date
Asalaam aleykum salaan kadib iga guudooma hambalyo iyo mahad celin kusabsaan web-site kaan ee Somalinet.com oo ah mid ummadda soomaliyeed uu bahaantay. waxaanan illaahey idiinka rajeynayaa iin kalita web-site kan idiin fududeyo oo murad kiina iyo ummadda soomaliyeedba ufududeyo aamiin. waa markii igu hooreyse aan la kulmo website. sidaas awgeed wahaan idiinka codsanayaa warbixiin tiifaf tiraan ee ku sabsaan website haddi waqtiigu idiin samahayo. waxda kaloo war bixiin iga moowduuca Asylumka aad iidexda aad sameysen. WAA MAXAMED XASAN OO IDIIN LEH NOOLI KULAANTE. ASALAAM ALEYKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
the best place is los angeles california

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSTAFA

Unrecorded Date
THE BEST PLACE IS SANJOSE OO KU TAALLA SANFARANSISCO AGTEED IN CALIFORNIA ANIGA WAXAN KU NOOLAHAY CALIFORNIA GURIGEENANA WAXAA JOOGA DAD BADAN OO SHARCI RAADIS AH KHIBRAD WAYNA WAAN U LEEYAHY EE LOS ANGELES DHACIDEEDA BADAN DADKA OO BATAY AWGEED EE WALAAL RUNTII SANJOSE AYAA 95%FIICAN LA WAA 50%

ALLAHA KUU YASSIRO MURADKAGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hoori

Unrecorded Date
waxaan umada somaaliyeed ee sharci raadiska ah ku latalinyaa iney si feejignaan ah uga fiirsadaan,magaalooyinkalayska dhiibo iyo sheekootinka laysku dhiibo.
waxaa dhacay iney dad badan oo isku sheeko ah la qabtay oohalkaasi ay ku fashilmeen dhibaato badani ay kasoo gaartey. dad warma'oge ahaa ay halkaas sharci ku waayeen. hadaba walaalayaal be very very careful. Iam talking about from an experience, beleive me.meesha hada ugu fiican ee lays ka dhiibo waa san jose california iyo virginia. meelaha ugu xun xuna waxa ka mida seattle, minneapolis,denver etc.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaalayaal waxaan ahey nin walaalkiin oo somali ah waxaan soo galay wadankan USA 2juni 2000
waxaan rabaa in aan is dhiibo waxaana la yiri
meesha ugu fiican ee la iska dhiibo waa san jose
laakiin nasiib daro cid aan ka garanayo ma jirto
meeshaa ee walaalayaa cidii iga caawina karta
meel aan ku noolaado (jiif) nolasha kale
anigaa iska dibirayaa eh illaah ha idinka
abaal mariyee ii soo sheega.cidii qof ka garaneysa
meeshaas ii soo qor warbixin .illaah quluubteyna
ha mideeyo aamiin.. nabad gelyo.
walaalkiina abdullaahi cali
mahadsanidiin with love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNA

Unrecorded Date
ASALAAMU CALYKUM
MAHAMED HASAN WAAN KU SALAAMAY ABOOWE WAAN KA XUMAHAY IN EMAILKAAN AAN KUU SOO DIRO OO WAXAAN JOOGA CANADA BALSE WAXAAN JECLAAN LAHAA IN AAN OGAADO ARINTAADA MEESHA AY KU DAMBEYSO ALLAHA KUU FUDUDEYO FADLAN ILA SOO SOCODSII ARIMAHAAGA WAXAAN AHAY GABAR WALAASHA OO KALE AH BYE

Mohamed

Unrecorded Date
walaal muna waad ku mahadsantahay sida wacan
aad arinkeyga uga walwalsantahay oo iiga codsatey
in aan kula socodsiiyo. walaal muna weli
ma aan helin meel aan ku degto magaalada san jose
ee california si aan halkaas isaga dhiibo.
illaah ha kaa abaal mariyo haddii wax aad ka
taqaano magaalada ila socodsii ,iyo dhamaan
walaalaha somaliyeed sidaa iyo nabad gelyo
Quluubteena ilaah ha isku doobo aamiin...
Maxamed Hassan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 02, 2000 - 03:47 am
Runtii aniga waxaan garan waayay weli ma sharci doonayaan beynu nahay mise labo labada sharci wax wey inoo tari la' yihiin,Waxaan MAX'ED HASSAN aa kaa codsanayaa inaad ii sheegto asalkaaga meesha aad qaxooti k aheyd mise hada ayaa kugu horeysa haddii aad aad bilow tahay waxaan kuu rajeynayaa inuu Rabi ku garad siiyo sida wanaaga iyo Kheyrk kugu jiro oo naftaada iyo Ehelkaaga wanaag ku gaartid, Teeda kale waxaad ogaata meeshii uu Rabi wax kaa siin karo Cid kaa celin karto maleh yaan la gu dhihin meeshaas iyo meeshaa ayaa fiican oo Aniga waxaan jooga Dalka HOLLAND waxaan inta badan maqalaa San Faransiisco oo intii Soomaaliyeed EE hollan ka timaadao Ay meeshaasi Sharciga k helaan. Laakiin haddii aadd tahay Mar labaad ama Sedexaad waxaan aminsanahay Inaad qibrad leedahay > Waa Mahad san tahay
Rabi Wanaaga Ha ku tuso {Cali HOLLAN}