    Abdi M. Gani | Unrecorded Date Annagoo kala ah.Maxamed Gaanni Carab,Yuusuf Colaad Carab,Islaan Colaad Carab,Muxummed Xuseen Carab,Cabdiraxmaan Indhogaalle,Cabdullaahi Cali Muxummed-teyse,Maqsad Cabdullaahi Cabdi,Cabdirisaaq Xuseen-Cadde,Cabdirashiid Haybe Cali,Maxamed Heybe Cali,Cabdi-faysal Maxamed Gaanni,Axmed-haaddi C/hi Cali Shuqul,Cabdi-iswaal Maxamed Axmed-jees,Dhoocaar Suldaan Maxamuud Heybe,Cabdi-nuur Axmed-Daahir,Cabdi Caddood Geelle,iyo Soomaali badan oo joogta Minnasota,Dhammaanteenba waxaan u tacsiyaynaynaa annagoo aad uga xun Maxamed-yare Cabdi Axmed iyo Ifraax Keenadiid Hurre iyo Dhammaan ILMO-Keenadiid Hurre oo walaalkood MAXAMUUD KEENADIID HURRE ku geeriyoodey Gobolka Minnasota ee USA,Apr 29, 2000. RABBI samir Ha naga wada siiyo wuu naga wada baxaye,Geeriduna waa xaq oo waa ay na wada sugaysaa,Marxuumkana Jannadii Allaha ka waraabiyo,Aamiin. |
    diyo miyo | Unrecorded Date Anagoo ah dhamaan ilmo warsame cabdi(diyo miyo)oo kala joogna wadanka maraykanka, canada, kuwait iyo somalia waxaan tacsi udiraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alaha u naxariistee Muse Ahmed Mahamud Hassan (muse layloon)oo ku geeriyooday asbuucii la soo dhaafay wadanka newzland.Waxaana tacsi gaar ah udiynaa khadiya sh hassan ismacil, Amina ahmed, canab Ahmed,ubah muse, malyun muse, Faysal muse , mohamed muse iyo dhamaan reer Ahmed mohamud hasan meel kasta oo ay joogan waxaan leenahay samir iyo iiman alaha idin siiyo marxuumkana alaha u naxariisto. |