Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): MOWDUUC LA XIRIIRA GALMADA SOMALIDA (TII HORE IYO TAN IMIKA)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxaan jecelahay inaan mowduucan uga hadalo qaabkii Galmada Somalida iyo qaabka hada, taasi oo an uga gol leeyahay inaan dhalin badan oo maanta ah ku baraarujiyo siday ahaan jirtay iyo sida ay imika u noqotay mid shabahday dadyowgan reer galbeedka.

Dadka Soomalida oo iyagu ah qowmiyad dhaqan ahaan isku mid ah, isla markaana wadaagta diinta sharaf badan ayaa waxay dadkii hore ahaayeen kuwo dhinac walba dhaqan ahaan ka xishood badan taasi oo ah mid amaanteeda ay leeyihiin dadkii hore, waxaana dhamaan xaalada society-ga lagu saleyn jirey dhaqankeena suuban iyo diinta, iaydoo markaasi qofkii ka gudbana uu noqon jiray mid dadka ka tilmaaman.
Arrimaha guurka somalidii hore waxay tusaale ka qaadan jireen diinta islaamka, waxayna dhamaan guurkooda ku fulin jireen sida ay u sheegaan wadaada markaasi diinta looga danbeeyo, hadey noqon laheyd qaabka doonashada,meherka,arooska iyo la macaamilida gabadha/wiilka ee dhinaca galmada, waxaana had iyo jeer qarsoonaa arrimaha ku saabsan galmada, waayo guurka hortii galmo ma jirin oo labadii is dalbataa guur ayey ku heshiin jireen oo ay dantooda ku dhameysan jireen, mana jirin raaxeysi,istiimis,buraasheyn iyo tijaabin inay sex ku fiican tahy iyo in kale dhaqamadaasi oo ah kuwa imika dadka somaalida ee qurbaha dagani ay ka arkeen gaalada.
Hadaba, guurkan maanta waxaa banaanka la soo dhigay arrimaha galamada la xiriira iyadoo si caadi ah looga sheekeysto gabdho iyo wiilal sida sex ima qancin iyo relax iyadu kuma fiicna, sidoo kale waxaa dadka maanta is qabaa ay isugu tagaan ama isugu galmoodaan sidii gaalada oo kale sida,jaqid xubinta ragga iyo leefid xubinta dumarka iyo ragga qaarkood oo dumarka ay qabaan uga tago meelo aan banaaney.

Si kastaba ha noqotee, waxaan jecelahay inaan dhamaan walaalaheyga soomaaliyeed ay noqdaan kuwa ku dhaqma dhaqankooda iyo diinta oo waxaan hadana raadinayaa fikrado ku saabsan sidii solution arrinta loogu heli lahaa, qof walbana wuu ku darsan karaa wixii fikrad ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaalayaal anigoo welli sii wada mowluuceygii baan waxaan dhihi lahaa in dadkii hore ay aad inooga wanaagsanaayeen xagga galmada oo hataa waqtiga la isugu tagayo waxey ahayd habeenkii saqda dhexe oo feynuuska la isu gaabsan jiray oo aan gabadha ama qofta dumarka ahi aan cowradeeda la arki jirin oo ninkana xubintiisa galmada ayan xaaskiisa waligeed ayan arki jirin oo qolkoo mugdi ah sidii iyadoo la is dabagurayo ama uu tuug reera gurigood u soo dhacay uu ninka naagtiisa iyadoon ka warqabin maxalka saxiixa ah oga tagi jiray ama gudaha ha ku hubsado ama banaakiisaba ha ooga daadtaan oo ceeb bey ahayd inuu ninka ka codsado in naagtiisa hataa ay labada xubin ay isku aaddiso oo haddii ay gacanteeda ay gaadhanna xubinta ragga gabadha ama xaaska todoba goor bey iska dhiqi jirtay sidii iyadoo najaasa taabatay ama eey iyo doonfaar ay gacanteedu taabteen maalinta cad lagamaba wada hadli karin arrin ku saabsan galmada oo ninka haddii afkiisu ay soo dhaafto wax ku saabsan arrinka galmada waxaa loo qaadan jiray inuu khasiis yahay oo aanan waxba isku falayn haddii gabadha afkeeda uu soo maro wax ku saabsan arrimmaha galmada iyana waxaa loo qaadan jiray sidii iney tahay qof sharmuuta ah oo aan waxba ka xishooneyn Habeenkii markii ay shanqarta yaraato oo dadka dariska ahi ay wada seexdaan oo ilma iyo cunnug dhaqdhaqaaqayaa aanu jirrin dabadeed baa odayga ku soo gudi jiray xaaskiisii uu iska yeelayo sidii tukke meel sharqan badan wax ka jeedaalinaya iskana ilaalinaya bal in dadku ama iyada xaaskuba ay ku soo baraarugto oo ceebtii ahayd ay gondahiisa ahaato buu soo yara taaktaaksadaa oo si xirfadi ku dheehantahay faraqa guntiinada (hadda maahan gadhxirka) dacal yar ka qabtaa oo yaraha jiidaa sidii guntin sirikheed la furayo, buu haddana inta soo dhawaado oo duluca gorgoraduna meel baasoo la qabtuu leeyahay buu gacanta ku doondoonaa isagoo iska ilaalinaya bal in gacantiisa gaadho bowydyaheeda ama meel jidhkeedaasi ka mid ah si ayan u soo kicin ama ayan ugu qaban waxan uu xadayo, duluca kolkuu dabciyuu waxoogaa si aayar ah dhinac isaga soo salaxaa sidii inuu dhinac jiifo oo ku dhaqaaqaa inuu guntiinadii kor u soo guro oo gorgoraddiina gabbi ahaan isugu keenno meel aanan xuduntiina aanan gaarin kana saraysa inanta bowydyaheeda iyo baryaheeda, intaa kolka odayga xaal u marayaa waxaa qufax iyo riiraxyo ka wareega islaan inanta Eedadeed ahoo ,Darrinni ay u taal labada siriir dhexdooda ku qabsan qolqolka dhinaciisa shishe waa meeshii ay ashhuumadu yaaleyne, beryahaanba reerka ku marti ahayd oo sidii iney wax la socoto ama ay leedahay waaryaaya maxaad sameyneysaan, is rogrogta oo neef neefsata , buu odayga wuxuu usugaa labaataneeyo daqiiqadood intay xasaradu kala dagi oo dabeed shaqadii mar labaad bilaabaa oo casharkii halkiisii ka wadaa iyo dulucii inanta uu sii yara gujiyo bal iney wuxuba meesha ka baxaan, Isagana si aanu waxba la socon si is yaraha qaafin ah macawiista ilkaha ku sii qabtaa oo waxiisii oo iska diyaar ah u maxal raadraadiyaa oo iyana haddeey soo kacdo waxeey iska dhigtaa sidii ay welli hurdo xoog badan ay ku jidho ayba riyooneyso intuu ka dhameysto,
oo kolkii uu dhameystana si degdegsiiya ahi u qabto halak isaga sariirtu u tiilay oo labaduna ismayan arag subaxii oo waa laba qof aanan waxba sameyn oo sharaf leh aanan waligood waxba sameyn oo wixi waxaas sameeyana waa wax ceebeysan ,

Galmada casrigana dib ayaan idiinku soo gudbin doonaa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEEGO

Unrecorded Date
Walaalkiis waad salaamantahay
Waxaa cajaaib ah inaad waqti isaka dhumisay inaad soo qortid qoraalkaan, Sababtoo ah dadku waa shanta farood oo kalle adiga haddii waalidkaa saa u ilmo ku dhalay nasiib kood. Anagoo dhan hanoo Hadlin. Sidaad tilmaantayna SHARAF-MA'AHAN ee waa doqonimo,Xayawaanimo.

Su'aal maxaa la isku guursaday haddii la isku dhuumanayo?!

Waa baa waxaa jiray Nin reer Xeebeed ah uu ka guursaday lana dagay Reer Howd.
Maalin maalmaha kamida ayuu naagtiisii utagay iyadoo kaxun maalinimadii. Markii uu dhameeystay beey u tagtay
Reerkoodii iyadoo barooranaysa, Markii la wareeystay waxa ku dhacay beey tiri Ninkeeygaa baa ii tagay Duhurkii!!

Walaalkeed baa Qori soo qaatay oo yiri waa dilayaa
Ninkan Dharaar W"skaa.

Dadkii baa qabtay walaalkeed Oo Wareeystay ninkii gabadha qabay.

Markaasuu isna Yirri Walaahaanan Joogeeyn Meeshaan Aan Dharaarta Lays W"seeyn.

Hadda iyo war gabagabadiis Adiga reerkaa Dharaarta isma W"saan Aniga Waqti alle waqtigeey Rabaan beey raaxeeystaan,Intaa waxaa udheer makala Xishoodaan Markeey raxeeysanayaan saa ilaah baa baneeyee.

Diinta Iyo Dhaqanku waa kaa Khaldanyihiin ee ogoow. Badownimaad ku khaldaaysaa Odayga.

Naagse Ma qabtaa?! Ilaahay Ha ugargaaro Masaakiinta. Haddaanan Kadaashaa shaqo laga qabanayn oo aadan adna Ogeyn baa dhici karta.Ee xaaskaada uraaxee Haddii kale murqo guduudyo dharaartii wax qodaayaa buuxa. BEWARE!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mel.abraham

Unrecorded Date
walee nin bala ah weeye ala muxuu u gurguurtey, imisa saacadood ayey shaqadaas kugu qaadataa, anigu maba sugi karo intaas oo dhan oo waxii yaraaba way soo boodyaan,balo ku aragtey naf adagaa ma geel jiruu ahaan jirey.
hadii aan iyada oo taagan saaxibadey ka gaadhsiis oo sanqadha iyo weelka daadanaya iyo qaylada baxaysa miiska iyo kursiga aanan iskula dhacin manaa raaxeysteyba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sool

Unrecorded Date
ANONYMOUSE

waxay ilatahay inay jiraan farqiyo u dhexeeya gaabka galmada soomaalidii hore iyo tan imika, laakiin aniga fikradayda farqiga u dhexeeyaa maaha mid gaadhsiisan heerka aad adigu ka hadashay sida aad u tilmaantay, ma aaminsani anigu inay jiraan dadkaa is qaba ee wax jaqaya waxna leefaya am isaga tagaya meelo aan banaanayn, mida aad adigu cadayn karto inay tahayna u malayn maayo, waayo meesha waxaasu ka dhacayeen maad joogin, hadii aad joogtayana adaa sheegi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaamac

Sunday, September 10, 2000 - 10:56 pm
haddii ay xaaskaagii tahay maxaaba waxaas oo dhibaato iyo hurdo seega ku gelinaya. Illaah baa kuu baneeyey inaad la galmootid xaaskaaga. Reer baadiyuhu aad bay u isticmaali jireen dabba gurista, markaa haddii uu nin kale xaaskaaga u tago, oo ay iyaduna iska dhigto inay hurudo, miyaanaanay ahayn foolxumo?
Midda kale ee uga tagista meel aan sharciyan kuu banaanayn, ilama aha in qof muslim ahi uu xaaskiisa ugaga tagi doono meel aan ka ahayn meesha aynu wadda og nahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Tuesday, September 12, 2000 - 02:37 am
waa wax aad loogu qoslo run ahaantii,
ninka mowduuca billaabey waxaan u sheegayaa in dadka reer baadiha ah ee khaasatan waqooyiga waddanka somalia kunoolaa waxey ahaayeen dad jaahileen ah, caadada ah in lays daba gurana wexey ka timid taas oo kale. waayoo nin iyo naag ayaa dhaanto cayaaraya oo islajaanqaadku isugu baxayaa, markaasbuu in uu daba xado ugu imaan habeenkii, waayoo wey soo heshiiyeen. qaar baan waxaan sheeko ku maqley in qaarka hore ay aqal somaligu kula jirto qaarka dambana saaxiibkeed u diyaarisey si uu dabo xado. sidey u raaxeysaneyso marka ninka uu ku biyo boxo ayey iska dhigtaa qof aan ogeyn oo qeylisaa. Allaa waawarey waa nin idaxadaya!!! markaas baa ninkeedii ka daba cararaa oo xitaa in uu dilo ku sigtaa hadduu qabto. waxaan is weydiiyey marka ninka biyaha ka imaadaan mexey u qeylisaa?? intii kaleba wey raaxeysaneyseye??!! waxey ka baqeysaa baa layiri kan saaxiibkeed ah in uusan hadhow ku caaynin. waayoo isdaba guriddu waa caado oo ceeb maaha, laakiin hadey ku soo kici weyso marka ninku ay ka timaado waxaa lagu caynayaa in ay sharmuuto tahey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saadiq

Tuesday, September 12, 2000 - 03:51 am
qore aniga
sxb umad walba waxay leedahay shariif iyo sheydaamo soomaalidii hore iyo soomaalida hada jirtana farqi uma dhexeeyo soomaalidana ma aha dad la duufsan karo dadka wadamada gaalada ku nool hadeey nafsadooda gaalnimo ooga cabsanaayaan ama ay arkaan in ay jid gaalnimo ay ku socdaan ha ku laabtaan wadankooda hooyo mida kale sxb ninka barnaamijkaan bilaabay maladaada wanaaji
una tacsiyeey haday jiraan soomaali noocaas ah cajaladaha gaalada ay soo duubeena fiirsashadooda ka dheeroow maxaa yeelay maladaada ayey ku ciyaaraayaan waswaasna wey kugu dhalinaayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saadiq

Tuesday, September 12, 2000 - 03:57 am
qore aniga
sxb umad walba waxay leedahay shariif iyo sheydaamo soomaalidii hore iyo soomaalida hada jirtana farqi uma dhexeeyo soomaalidana ma aha dad la duufsan karo dadka wadamada gaalada ku nool hadeey nafsadooda gaalnimo ooga cabsanaayaan ama ay arkaan in ay jid gaalnimo ay ku socdaan ha ku laabtaan wadankooda hooyo mida kale sxb ninka barnaamijkaan bilaabay maladaada wanaaji
una tacsiyeey haday jiraan soomaali noocaas ah cajaladaha gaalada ay soo duubeena fiirsashadooda ka dheeroow maxaa yeelay maladaada ayey ku ciyaaraayaan waswaasna wey kugu dhalinaayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahruuja

Sunday, October 15, 2000 - 01:09 pm
waxaan la hadlay qofkii mawduuca bilaabay
kadib markii aan sheekadaada akhriyay waxay ila muuqataa
inay ka mid tahay dhaqamadiina wanaagsan waayo
waxaa ninka dhibaatadaas ku kalifaya ama umirayaa
iyadana isla gamaasuurinaysaa ama isla suuxinaysaa
waa xishood daaraadiis.
xishoodkana wanaag mooyaane dhibaato makeeno
waxyaabo badan oo kuubanaa inaad sameeyso markii
aad kaxishooto waxaad ka badbaadaysaa fidnooyin
badan sida dadka qaarkiis ay maanta ugu talaxtageen nolashana waxay macaan tahay markeey dadka xishoonayaan nabigana(scw)hadaad xishoonaynin waxaad rabtid samee .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabil

Monday, October 30, 2000 - 02:26 am
su'aal rasmi ah ayaan ku weydiiyay.nagteyda hadey ii dhuuqdo alaabta ey iyadana raali ka tahay kawaran? tan kalana hadaan arkin jirkeeda i maankab kumaqabo galmadaas .dadki hore aniga ahaan ilam xuma laakin waalaga fiicanyahay saaxib
hadalka ii soo gaabi !!!!