    DOOY | Friday, June 16, 2000 - 11:01 pm Dhamaan dhalinyarada kunool China,waxay hambalyo ballaaran u dirayaan Eng.Ahmed Moalim Ali (UUDOOW) iyo Nimco Daahir Mohamed oo Jimcihii arooskoodu ka dhacay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Waxaan leennahay guur khayr leh,wiil iyo caano ,gabar iyo caano. DTC |
    Anonymous | Monday, July 24, 2000 - 02:34 am Saaxiib, waxaan sidoo kale u rajaynaynaa, barwaaqo, caafimaad iyo jacayl waara. Laakiin waxaan ku weydiiyay ma Somali baa China ku nool, maxayse ka qabataan ie. ma shaqooyin baa China laga helaa.. Luqadda Chinese-ka sidee lagu yahay and at last but not the least how can i say what is your name in chinese language? is it shan shun shiiin, miaaw? be cool. |
    Mohamed | Tuesday, July 25, 2000 - 09:47 pm Saaxiib waad mahadsan tahay! Warar Somaalida China ku saabsan waxaad ka heli kartaa Cinwaankan: china.somalitalk.com |
    Guangdong Ren Zai Sy | Thursday, January 25, 2001 - 01:55 pm Eng: Ahmed and Nimco: Lao beng yao men,,, tong bao men, Ni men hao. Wo dai biao, zai Australia de "zhong-guo Somali Zu'" :- wei' ni men de jie hong, wei ni men xing sheng hou... si wang tian tian kai xing, kun xi fai chou..." Hambalyo, hambalyo........ Aroos wacan, Eebbana ha ka dhigo kii aad kala kulan taa barwaaqo, wiil iyo caano, gabadh iyo caano... ama wiil iyo man-tow, gabadh iyo bai-cai'... lol@ Guangdong ren zai Syd.. |