Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): ILATALIA,MA DHAAFI KARO[ONE GAME]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HoneyMoon

Thursday, August 10, 2000 - 08:32 am
Asalaamu Calaykum..
Walaalayaal waxaan rabaa talo fiican. oo aan iska tuur ahayn. Anigu waxaan ahay will soomaaliyeed, waxaan guursaday mudo yar ka hor waana gabadhii iigu horaysay intii aan dunida joogay, waxaan ula jeeday weligay naag horay uma taaban, laakin waxaan maqli jiray ragu waxay xaaskooda utegi karaan wax badan, sida laba jeer amaba sex jeer..
Anigu taa waan samay waayay mar qura waan dhaafi la,ahay... Alxamdu lilaah, sida kale aad ayaan ugu fiicanahay xaaskayguna waa happy with me...
Laakin waxaan marwalba iswaydiiyaa, maxaad u biisi la,dahay marka waxaan rabaa dad sidaas ah ma jiraan mase waa aniga kaliya?????????????????
Laakin waxaa jiro in aan ku daaho first game 6-10 minutes some times more than that, so please tell me all about it...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hasan.

Saturday, August 12, 2000 - 05:45 am
asalaamu calaykum.
walaal wax figrada kama dhiibankaro lakiin waxaan kugula talin lahaa in aad qoraalkaaga ku qorto qeybta ILA TALI WALAAL.

wasalaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Monday, September 04, 2000 - 11:02 am
HONEY MOON ASALAAMU CALAYKUM WALAAAAAL?????

SAXIIB ANIGA AYAA XAAASLEY AH WAXAANA MAJIRAAN WAA SHEEKADA SINGLE KA RAGA AAN NAGAHA LAHAYN BAA WAXAA KU SHEKEYSTA WAXAA WAXBA KAMA JIRAAN ANIGA,

HADAAD DAMACDO INAAD BIISTO WAA LOO NASTAA SIDA INAAD SOO QOBAYSATO OO XOOGAHA KA BACDI TAASNA WAA DHIMASHO ADIGU MA DAG DAGAYSID WAXAN WAA WAX KU AGYAALA LAA KIIN DADKA AAAN BARWAAQADAN KU JIRIN WAXAY IS YIRAHDAAN KA FAA IDAYSO OO WAY BOO BAYAAN SI WAXAAN WAXBA ARKIN DUMARKA UMA ADKAYSTAAN HALMAR KABADAN SADEX MAR A WEEK THAT IS FINE HADII KALE WAAD DHIMAN IYADANA UMA FIICNA CAFIMAAD AHAAN OO KALYA XANUUN AYAY KA QADAYSAA MARKAA TAKE IT EASY YOU DON'T NEED QOFKALE OO WAX KUU SHEEGA XOOGAHANA WAXAA LABADIYAA SHEEKADA SARIIRTA WADA HADALKA INTAA WAXKALE MA JIRAAN HANA DAG DAGIN INTAA WALAAL.
SAXIIB ADIGA WAXAAN ADIGA AYAA ISKA LEH MARKA NO RUSH ISKA YAR YARAYSO TAKE IT EASY YOU WILL BE FINE

WIXII SU AAL KALE AAAAN AQAANO INTA KU SOO QOR I WILL TRY.
WAXAA KALOO LOO BAHAN YAHAY INAAD SHAYDAANKA NAARTAAN LABADIINA WAA LAGA MAAR MAAN.
ASALAAMU CALAYKUM ALL?