Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Yaa Iga Caawinaya Leenka Isxambaarka Ama soo dhoofinta
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali Yare

Thursday, August 17, 2000 - 05:08 am
Walaal waad salaamantahay meel walba oo aad joogtiin, waxaan u baahnaa in leyga caawiyo leen is xambaar ah ama sidii fudud oo aan ku meel gaari lahaa,waxaan ku noolahay Yurubta galbeed oo waxaan u baahanay inaan soo aado US/CANADA. haddii Rabi ii qadiro. Ee Rabi kheyr ha ku siiyo iga caawiya arintan.Oo Haddii aad garaneysida weji kale oo aan ku soo baxo ii soo sheeg.

Waad madahsan tihiin.

Waa Ali Yare

Wabillaahi Towfiiq