Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): URUR CUSUB OO MATALAYA DHALINYADA SOOMALIYEED OO LUGU SAMEEYAY MAGAALADA SEATTLE WASHINGTON
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

seattle news

Thursday, August 24, 2000 - 06:55 pm
SEATTLE.8/24/00
kadib markii aya shirar farabadan isaga hor yimaadeen dhalinyada ku sugana magaalda seattle
ayana mudo ka wada had layeen sidii ay ugu qayb qaadan lahaayeen arimha iyo danha umada soomaliyeed iygaz oo huwan magacoodii dhalinyaro
ayaa shalay si farxad leh la isugu afgartay
ururkan cusub kaasoo loogu magac daray (SYF)
oo wacnaheedu yahay ( somali youth future)
ilaahada xubna ururka oo tiradoodu ahaan doonto
25 xubnood waxaa kaliya oo laga doortay
gudoomiya urur oo isla shalaba loo ansi xiyay inuu xilkaa qabto gudoomiya oo magaciisa la yiraahdo, mohomed adan hassan waxuu ka mid yahay dhalinyarada soomqaliyeed ee kunool magaalada seattle uguna fir fircoona.
hada sida lagu wadi doono xilka ururka iyo balaarintiisaba waxaa baaq good ka soo saari doona
marka xubna lawada doorto.
waxaa kale oo ururkani la gaarsiin doona dhamaan dalalka aduunka iyo gobolda soomaaliyeed.

seattle news

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

california

Thursday, August 24, 2000 - 07:04 pm
sxb yaal waan idiin hanbalyaynaynaa farxada cusub
iyo xilka aa iska saarteen dhalinyarada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Thursday, August 24, 2000 - 08:30 pm
,,,,yaab iyo Amankaag inagaa arki weynay!!!!! walle weysa soo mahadiyay gabanku!!!Garanna oo maandhoow Seattle Newsku maxay ahayd!!!Ummaddan aad ku iftarootayna Kolma iyo Kadinmay ku Shirreen

,,,,,,,,,Been ku faraweynaa ku ye 25,,,oo ma iyagaaba 25 ka soo ciidmisaa!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mUnA

Saturday, September 23, 2000 - 10:23 am
Asalmu caleykum thanks for the News it's something realy Intersting. We realy like to enjoy at (SYF) at anytime at any Where plaese send us more Information. Mostly We are Students pof Universities and Colleges at Somali Community of New York State, please send us email at
scnys@hotmail.com

Or visit our webside at
http://Communities.msn.com/SomaliCommunityofNewYorkState

Muna at New York City.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 26, 2000 - 12:22 pm
Asalaamu caleekum. SH
AAD IYO AAD BAAN
UGU FARAXSANAHAY HOWSHA DADAALKA LEH EE AAD MUUJISEEN.WAXAANSE U BAAHANAHAY IN UU XUBNIHIINA AAD NOO SOO SHEEGTAAN GAAR AHAAN NINKA LA YIRAAHDO aLI JAMAAL XAGEEBUU KAGA JIRAA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QARXIYE

Sunday, November 26, 2000 - 06:16 pm
ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATUHU:

SALAAN KABACDI WAXAA DADD WEYNAHA SOOMAALIYEED EE SHARAFTA LEH MEEL WALBA HA'JOOGEENE LA'OGEYSIINAYAA. IN MAANTA OO TAARIIKHDU TAHAY 11/26/2000 LASAMEEYAYA URUR SOOMAALI AH OO LA'YIRAAHO {SOMALI YOUTH OF MINNEAPOLIS} OO MARKA AF SOOMAALI LAGUMACNEEYO AH{URURKA DHALINYARADA EE MINNEAPOLIS} URURKAN OO LAGA AAS AASAY MAGAALADA MINNEAPOLIS, MN U S A WAXAA HOGAAMIYE KUMEEL GAAR AH LOOGA DHIGAY MR. QARXIYE OO KUMAGAC DHEER (CAMII) WAXAA LAGA HELAA NINKAN ASAGA AH OO ISKU SHEEGAYA IN UU YAHAY HOGAAMIYE DAACAD AH [THE NEW CHILE TIME.] WAXAY KUTAALAA KASOO HORJEEDKA RIVER SIDE PLAZA.

SIDAAS IYO NABAD GALYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUJAHID

Thursday, December 07, 2000 - 03:40 pm
PEACE BE UP ON WHO IS REAL MUSLIM.
THANKS FOR YOUR CONCERNS, BUT I HAVE SOME STEPS TO FOLLOW TO BE A MEMBER AND HERE IT IS;-
1-IF YOUR NATIONALITY IS ONLY ISLAM
2-IF YOUR HOMELAND IS ONLY -DAR-AL-ISLAM(ISLAM RULED COUNTRY NOT DEMOCRATIC)
3-AND IF YOUR RULER IS -ALLAH(THE GREATER)
4-AND IF YOUR CONSTITUTION IS -QURAN
BEYOND THIS IS AJAHILIYA(IGNORANCE)AND UNEXCEPTIONABLE GROUPS.
AND U JUST "SAID AFTER ALOT OF CONTRADICTION MEETINGS BETWEEN SOMALI YOUTH IN SEATTLE" THAT STATEMENT GIVES ME THE ABILITY TO KNOW THAT THEY WILL ALWAYS BE DISPUTES AND FITNAH APARTY OTHER THEN ALLAH'S PARTY.
NB;ANY OFFENSIVENESS IS EXCUSED; THANKS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beer Lover

Friday, December 08, 2000 - 10:57 pm
SOMALI BEER LOVERs PARTY.( Ururka Somalida Qamriga Jecel) isna waa urur cusub oo dhowaan ka furmay magalaada Moscow ee cariga Ruushanka.

Beer lover...Junior Fellow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 10, 2000 - 12:38 pm
lol@neef.beer lover