Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): MAXAA AY GABDHAHA SOOMALIYEED UGAGA SHEEKEEYAAN RAGA SOOMALIYEED MARKAY NIN AJINABI AH SHUKAANSADAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RH-LINBA

Friday, August 25, 2000 - 03:59 pm
aniga oo ku hadlaya magaca dhal;inyada soomaliyeed
waxaan mudaba la kulmaynay wiilal u dhashay wadamo kala duwan oo mid waliba markuu soomali kuu garto uu kuu bilaabayo sheekada haweenka soomaliyeed
hadaba aniga oo ka shaqeeya campany wayn oo ku yaala norht amirica ayaa waxaan la kulmay dhalinyaro fara badan oo si qaldan ay gabdhaha soomaliyeed wax u fahan siiyeen.
waxaa ka mid ahaa arimaha aan dhalinyaradaa isla soo hadal qaadnay in ay gabdhaheena ka cabanayaan in hadii nin soomaliyeed la seexdo aan la guursanayn gabdhaa
waxaa kaloo ka mid ah in ay dadka oo dhan gaarsiinayaan hadii ay si naxariis leh isugu jimicsadaan.
wmarka waxaan aad ugu naxay hadiiba ay jirto ciladaa waxay ahayd in gabdhaha sooomaliyeed aykala hadlaan wiilasha balse aysan dhgaqanka iyo waxii xumaato keeni kara ay ka ilaaliyaad dadka kale ee aduunka.
waala dhaqan lumay oo dad iyo duunyaba la seegay lakiin gabdhoow ma garbaa inaad ka sheekaysaan ragiinii.

by RH-----LINBA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismail.

Tuesday, December 12, 2000 - 09:45 am
There is one thing i know for sure
kaasina waxa uu yahay in haddii wiil somaaliyeed
uu caawa la yeesho Gabar Somaaliyeed just
(one nighte standing) ama uuba la seexdo isagoo
qabin, waxaa hubaal ah inuu barri suuqa ama
saaxiibbadiisa ugu dhow-dhow uga sheekaynay;
waxaa kaloo jira in Wiilasha Soomaaliyeed lagu
eedeeyo waxa ay Gabdhuhu ugu yeeraan (Hit and Run)
marka ay imaato dhanka sariirta......i hope you
know what i mean by that.......lol.......Marka
sow ma ogidin haddan wiilal nahay inaysan
Gabdhuhu dan gaara wadan ee lakala faa'idaysanayo
labada dhinacba.....Marka maxaa noo talo ah??
Peace.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saalah

Thursday, December 14, 2000 - 02:55 pm
salaan dhalinyaro arintaaso waa mid jirta anaana huba ghabdhaha soomaliyeed in aay ragga soomaliyeed ajnabiga laa xantaan
maxyno samaynaa allaha naa baday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdilahi omar

Friday, December 15, 2000 - 03:10 am
I agree with you maxaa yeeley waxa aad aragtaa in hadda raggii iyo naagihiiba hoogeen. waxa aan rabaa inaan kuu sgeego arin aan aad ukla yaabey ooah sida tan:- waxa aan ku hadlaa afka amxaariga anigoo ah kaas mudo joogey. Waxa dhcdey maalin anigoo la jooga mid amxaar ah ayaa waxa uu la hadalyey gabar soomali ah anaga waxaaan ku hadleyney af amxaar gabadhuse kuma hadliu karin markii ay yarkii la hadashey ayuu ku yiri ninkana waa Itoobiyaan ka dib waxa lagu hadlayo markan waa Ingriis ineyba markiiba bilowdey anigu kama helo ragga soomaliyeed haddii aad soomaali noqon laheyd kulama hadleen aniga ayey i dhaheysaa .Meesha aan markaas joogno waa AmsterdamCS. ma aamiyeysaa inaan markiiba ay ii raacdey gurigeyga iyadoo ii heysata inaan Itoobiyaan ahey waxa ay ragga soomali ka sheygeyso hakan kuma sheegi karo. Markii aan weydiiyey waxa ay raga soomali ku nacdey waxa ay i tiri waadi.Haweynkii markii aan jaad wadda cuney oo seexaney.Subaxii ayaan ku iri waxa aanm leeyahey saaxiibo badan oo soomali ah waxa ay ii sheegeen in soomali uu soomali kaliya guursado ,markii aan ku iri waxa jira naago badan oo soomali ah oo saxiib la ah ama qaba niman aan soomaali aheyn waxa ay i yiraahdaan naag soomali ah oo edeb leh ma guursato niman soomali aheyn haddii aad aragto naag soomali oo nin kale qabta waa mid dhilo ah oo weysey nin soomali ah oo guursada waayo ninkii damcaba midkalaa ku dhahaya qoftaan waa joogsi