Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Fitna wadayaal iska jira.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdalla

Wednesday, August 30, 2000 - 05:19 am
Walaalayaal salaan kadib aniga waxaa ii muuqata
is eey soomalidu ku dhexjiraan soomali dooneeysa ineey soomaalida wanaagsan eey fitneeyaan, ee marka soomaaliyeey is jira. Waxaa hadalkeeygaan saldhig u ah waxyaalaha halkaan lagu qoro, oo runtii ah wax la yaqyaqsado ah, oo somaali sharaf leh uusan ku dhicin inoo qoro.
I hope inaad i fahamteen, marka take care.