We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 12, 2000 - 02:38 pm Waxaan baafinayaa nin la yidhaa Maxamed Faarax Cabdi oo lagu naanaysi jiray (Timiro) markii iigu dambaysay waxaa igu maqaalo ahayd inuu ku noolaa magaalada Toronto, iyana waxaan baafinayaa dhamaan ardaydii sanadkii 88 kii fasalka labaad ee dugsiga sare ee Faarax Oomaar Hargeisa. Fadlan halkan iigu dhaafa fariimaha Cabqari
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 05, 2000 - 06:38 pm Timiro miyuu ahaa reer Goljano?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 24, 2000 - 11:59 pm Waxaan baafinaa Muxyadiin Maxamed Jaamac(Dhuux)Markii ugu war danbaysay waxay ahad markii dagaalka sokeeye kabilaab they Moqdisho. Please If you have any information about this man E-mail me. Thank You
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 27, 2001 - 09:26 am waxaan halkaan ka baafinayaa muuse xusen jimcaale,oo aan isku iskuul aheyn,dhiganjirey,macalin jacac iskuul,1982-1986,waxaan kalo baafinayaa,gabar la yiraahdo nadiifo bashiir cabduqaadir,oo degeneyd xaafadda hoddan,baar xaaji macow gadaasheeda,iigu dambeeysey iyadoo joogtey itoobiya,waxaan kaloo baafinayaa bile xaashi iyo walaalkiis ,oo mar ahaa macalin diinta isxaaq xaashi,qofkii akh baar iiga haayo dadka kor ku xusan waxaad iigala soo xiriiri kartaan:-qalidyaweli@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 07:26 am waxaan baafinayaa wiil la yiraahdo maxamed yacquub maxamed oo markii ugu danbeysay laygu sheegay wadanka ingiriiska. Waxaan aheyn isku school kana wada qeyb geli jirney kadiska iskoolaadka qaasatan iskoolka 21-okt iyo kasa bobolaare. Waxaan wada dhigan jirney sheeq/xasan barsame sanadkii 1988-89,haddii aad is fahanto ii soo jawaab fadlan, aniga waxaan ahey gabar aad si fiican u taqaano manarabo ilaa aan ka ogaado inaad adiga tahay inaan magaceyga sheego. nabadeey iyo jawaab sugan.
|