Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Baafin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabqari

Tuesday, September 12, 2000 - 02:47 pm
Waxaan baafinayaa nin aanu saaxibo nahay oo magaciisa la yidhaa Maxamed Faarax Cabdi laguna naanaysi jiray (Timiro) oo markii iigu dambaysay joogay magaalada Toronto, Canada.
Iyana waxaan baafinayaa ardaydii fasalka labaad, sanadkii 1988 kii ee dugsiga sare ee Faarax Oomaar, Hargeysa.

Fadlan halkan fariimaha ku dhaafa.
Mahadsanidin


Cabqari:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIKARIM HASSAN

Tuesday, October 03, 2000 - 01:36 am
WAXAAN BAAFINAYAA DHAMMAAN DHALLINYARADII
REER AFGOOYE HADDAY CIDI KA JOOGTO NORTH
AMERICA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QALID.ABDULKQADIR AHMED YAAWELI,1

Wednesday, October 04, 2000 - 04:56 am
Waxaan baafinayaa:-Muuse xusen jimcaale,oo
dhigan jiray dugsiga sare ee macalin jaamac,1986,ka dibna soo maray ciidamadii kuman dooska,ee bali doogle,deganaana waaberi,iyo abuukar nuur afrax,waxaa kaloo baafinayaa,nadiifo
bashiir cabduqaadir,deganeyd,baar xaaji macow gadaashiisa,iyo Bile Xaashi iyo Isxaaq Xaashi,iyo
cismaan yarow iyo walakisa axmed yarow iyo jamal
fuudhi iyo dhamaan reer ansaloti iyowaberi,waxaa
idin baa finayaa qalid sheylila(qalid A.A.YAWELI).