We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 29, 2000 - 01:50 pm WARYAA KA JOOGA DHALIN YARADII REER ISKOOL POLIISYO. IGAL SOO XIRIIRA deeqqi@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 29, 2000 - 01:53 pm WAAR KA JOOGA REER ISKOOL POLIISYO IGALA SOO XIRIIRA DEEQ@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 30, 2000 - 11:38 am ,,,,Haddanna Scoula Polizia, Fiama, Orfano, Serendi, Avazione, Sportive Vecchio, Shellaro, Collegio Ferraro, Maggistralle, Commercialle maa Mahamad Deeqoow inoogu timmi soo taan Via Liberia & tre piano & L'ultimo palo kaaga soo tagnay maaheen!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, October 06, 2000 - 01:21 am Saaxiibkiis Neefow Kaniini,waxaad rabtaa inaad noqoto nin caan ka ahaa,xaafadahan,ee talo mahaaysid,shaqo la'aan ayaan ku haaysa,ee raadso,shaqo kale ee goobtaan ma aha garoonkii,scoula Plozia,ee waa goob dadkoo dhan, ka dhaxeeysa,ee ma ahan garoon ciyaareed,ee ka daay ciyaal suuqnimada halkaan,saaxiibkiisa,maxaa rabtaa inaad kanoto halkaan,ee shaaca ka soo qaad.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 16, 2000 - 05:39 am a salaamu calaykum, Deeqowoow, meel ma igu sheegi karta Saalax Madaxay iyo Cali Gurrey (ciyaartoy kubadda cagta). mahadsanid. to : Neefoow, fadlan dhaaf rabshadda, waxaan kugu ogaa wiil aad u hishood badan, oo ilaalinaayo Prestige'ka. ma qurbahaa saa ka dhigay?? waa ka baxay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 24, 2000 - 03:12 am Dear Moh,med deeq. Saxiib anigaa ka jooga anigoo ah Ahmed Gurey dagana magalada Denamarka hadii aad tahay maxamed deeqa aan aqaano hoyadiina tahay Sida aan umaleenaayo Fadumo adigana waxaa kula dheshay hal wiil yar iyo labo gabdhood haddii aad tahay ninka aan shegaayo igala soo xiriir Niceman701@hotmail.com BY:walaal waan kusalamayaa sidaa iyo nabadgalyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 25, 2000 - 03:40 am SAYID. walaalow magacaan iiguma cusba ee siyidka samankan waa ay bateen ee kaa ayaa tahay,anigu waxaan ka saayey,boodaleg cidda ka dambeesay deganaayeen ee reer baaxamish,saaxiibow hadii aad dadkaasi tahay waxaad tahay ragii aan tooshka u haastay ee ii shoosheeeg saaxiibow,naxnunaa isku ciish iyo malax ayaynu nahay waxaan deganaa,reer,sheeq cali xaaji,aluhu yaraxma,aktiisa,ama foornada unushef gadaasheeda, nabadeeeeeeeeeeeeeeeeey sayid baaxamish hadaad tahay
|