Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Soomaaliya ha is raacdo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cirro

Sunday, October 15, 2000 - 04:38 pm
soomaaliya markaan iyada ah waxeey u baahantahay taageero iyo iskaashi iyo walaaltinimo lama joogo xilligii qabiil-qabiilka iyo kanaa reer hebel ah ee aan isku deyno inaan iska dhaafno .
aanu ilaah barino in dowlada cusubi shaqeyso mana ahi dowlada qabiilkeeda ee waxaan ahay soomaali nabada jecel qurbahana ku daalay.
iskaashi iyo wada -jir iyo barwaaqo aanu kuwada noolaano.
kuwii wadankooda dhistana allaha naga dhigo
asalaamu aleykum.wabillahi towfiiq.
my e-mail is this omareey@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baari

Sunday, October 15, 2000 - 05:33 pm
ciro.
asalaamu aleykum.
waad mahadsantahay sida sharafta leh ee aad soomaali u gubaabisay waxaana ku dhihi lahaa adiguna sidoo kale ha noqon kuwa waxa afka ka sheega laakiin aan sida ay u sheegaan aan u fulin.
anigu waa taageeray dowlada cusub ilaaheyna wax ha inagu siiyo.
oo ha noqoto tii lagu nasto oo soomaali oo dhan u siman

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayid

Monday, October 16, 2000 - 05:03 am
a salaamu calaykum,

Aaamiin, Aaamiin, Aaamin, waxaan EEBE ka baryayna dadka iyo dalkaba oo dhunsan, ILAAHAY ha soo hanuuniyo.

WA BILAAHI TOWFIIQ.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan1

Monday, October 30, 2000 - 10:25 pm
to soomaali weyn doone

adeer tani maxay israacdaa iyadaaba is ugaarsanaysee waar qofwalowba (LAKUM DIINAKUM WALIYADIINA )horta intaadan soomaaliweyn doonin adigu isa soo habee oo qof la fahmi karo oo damiir leh iska dhig