Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Soomaali ha is raacdo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi xaashi

Sunday, October 15, 2000 - 04:50 pm
asalaamu aleykum.
soomaali markaan waxeey u baahantahay kaalmo iyo iskaashi iyo walaaltinimo.
qabiilka aan iska dhaafno waa waxa na gubay oo 10,000 qoys laayay intoo kalena dibeda u qaxiyay.
war dadow dowlada waad aragteen dowlad la'aana waa aragteen itoobiya iyo israa'iil waa aragteen.
hadii ay dowladi noo dhalatay aan taageerno sida wanaagasan oo aan qaran u noqon karno oo aan wadajir iyo walaaltinimo ku gaari karno gacmana wadajir ayeey wax ku gooyaan ogaada ma ahi madaxweynaha qabiilkiisa ee qaran soomaaliyeed ayaan rabaa iyo calan soomaaliyeed oo babanaya waxaana ku daalay ardi qurbaha dhamaanteenba.
wabillahi towfiiq.
asalamu aleykum.