Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Germany: Jaadka Iyo Dhibaatooyinkiisa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awad

Monday, October 23, 2000 - 02:05 pm
Waxaan soomaali weynta ku nool dalka germany uga digayaa in jaadku uu yahay daroogada ugu xun ee laga istimaalo europa siiba dadka soomaliyeed marka waxaan idin oran lahaa ha la iska daayo cunidiisa jaadka dantiina diintiina iyo dadkiina ayuu idin mootinayaa walaalayaal waa iga dar daaran qofkii diid jaadka ku saabsan wuu kusoo qori karaa meeshan mahad sanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 02:40 pm
muxuu dhib leeyahay ruugista jaadka nal socodsii adiga ayaa ku wata mr awad