Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Netherlands: Netherlands: MAXAA KALIFAY IN FIKRADO QALADA LAKALA AMIINO?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

inalibaaxsankataabte

Thursday, October 26, 2000 - 10:49 am
WAA IDIN WADA SALAMAY DHAMANTIINBA.

WAXA WAYAHAAN IS WEYDIINAYAAY SU'ASHA AH

MAXEY WIILASHA IYO GABDHAHA SOOMAALIYED ISAGA AMIINEEN QALADKA AH GABDHAHA NIMANKA AJNABIGA AH AYEEY NAGA RAACEEN,WIILASHANE NAAGU CADAAN AH AYEEY RACEEN .
BAL CIDII WAX IIGA ROON HA II SHEEGTO IYADA OO EYNA CAYTAMIN WAA KU MAHADSANTIHIIN. JAAW