We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, October 28, 2000 - 06:53 am WAX REER IRIDA AAMIN AH MA KU NOOL YIHIIN USA BAL SOO QORA.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 10, 2000 - 04:45 am TO.sahruuja adiga tumaad tahay iscadee maxaase karabtaa reer IRID AAMIN?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 20, 2000 - 10:24 pm Sahruuja and Daacad waad salaamantihiin. In badan ayaan raadinaayey dad reer irid aamin ah ama reer balatwene ah. saruja waad ku mahadsantahey qolka aad noo furtey. Aniga waxaan ahay reer irid aamin waxaana daganahay hada MPLS waxaana raadinaayaa gabdho iyo wiilal reer beletwene ah. Sahruuja or any reer beletweyne next time leave your email so we can stay in touch. Take care guys
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 19, 2001 - 12:55 am Daacad & Qoone waad mahadsantihiin. Aniga waxaan ku noolahay Ohio,col. Waxaa dagan magaaladeyda reer Baarta balse waxaa ku yar Reer Irida-aamin laakiin bal aan si fiican u wada xiriirno ee soo sheeg Qoone xaalkaaga,sanadii hore ayaan tagey twins city. Daacad intee ku nooshahay walaalkiis. E-mailkeyga waa: aamin@alhuda-ca haleydinka helo warkiina.
|