Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Ukraine: UKRAINE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beesha SOM/UKR

Sunday, October 29, 2000 - 01:47 am
Beesha Soomaaliyeed ee ku nool ukraine oo
badankoodu ah arday wadankan wax ka barata,
waxay umadda soomaaliyeed meel kasta oo ay
joogaan u sheegayaan in diyaar u yihiin inay
idinkaga soo jawaabaan su'aal kasta oo ku
saabsan waxbarashada iyo nolosha wadankan.

AMA WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAAN
P.O.BOX 5039
VINNITSA-18
UKRAINEA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled

Sunday, October 29, 2000 - 08:08 am
war qofka soo qoroyow kumaad aheed? ma sharmaarke, cabdirisaaq, maxamed mise?.............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wairah

Sunday, October 29, 2000 - 02:45 pm
Hi waz up. my prithee is that country i met over the on line now she is my honey she is the fine women never met my life thoe. iam reside newyork she ll come to here so give respond about the life there about. by now brother

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 30, 2000 - 03:54 pm
Wallaahi waa cajiib soomaalidu meel aysan joogin aduunka majidho, Walaal guul ayaan idiin rajaynayaa iyo soomaalida meel walba ay joogaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

?

Tuesday, October 31, 2000 - 11:02 am
DANG...SOMALIS MADE IT ALL THE WAY THERE???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled

Tuesday, October 31, 2000 - 12:57 pm
waa anigii oo soo noqdey, war ninka meesha page-ka bilaabey kumaad aheed? hassan mise cabdrisaaq? sharmaarke weli ma joogaa meesha mise? inuu sweden aado ayuu rabey ayaan maqley run miyaa? gabadhiina ma joogtaa weli? aqayaarta warka i soo siiyaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.WAHAB

Sunday, November 05, 2000 - 01:49 am
TO:GULED
Warhaye iska waran,ma fiicantahay,Adigu weli ma
LENINGRAD ayaad joogtaa?mise meel kale? Anigu
waxaan u malaynayay inaad sanadkan dhamaynaysid
jaamacadda.
Saaxiib dhalinyarada kulli meeshii aad ku ogayd
ayaa la joogaa,wax isbedelay ma jiraan.
Xasan iyo C/risaaq sanadkan ayay dhamaynayaan.
Sharmaarke wuxuu takhasus ka bilaabay Kiev.
Waxaan u malaynayaa waad xusuusataa adiga iyo
Annaga waxaa isugukeen dambaysay 1996.
Macalinka akhbaarta halagaa helo,
noo soo qor tvou-email.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled

Sunday, November 05, 2000 - 06:38 am
abdiwahab,

fiican saaxib. email-keyga waa kan ee ila soo xiriira: hodan45@hotmail.com

dhinaca kale war meeshii leningrad waaan ka soo tagey oo hada waxaan joogaa mareekan. leningrad waxaa iigu danbeysey 1999. xasan iyo abdirisaaq ha ila soo xiriiraan u sheeg siina email-keyga okay. wixii war ah ee dheeraad email ii soo dir hada ka dib okay. bye saxib iiguna salaan aqayaartii dhan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirizka

Tuesday, November 14, 2000 - 11:59 pm
iskawaran gulled waa abdirizak oohalkaan kaa salaamayo. akhbaartaada kasoowaran .maxaa kugudhacay waa kulasooxariiray warna makamahayo ïîñìàòðü³ òâîè àäðåññ Ïîêà

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirizak

Wednesday, November 15, 2000 - 12:04 am
iskawaran gulled waa abdirizak oohalkaan kaa salaamayo. akhbaartaada kasoowaran .maxaa kugudhacay waa kulasooxariiray warna makamahayo E-mail {wabdirizak@hotmail.}

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal jelle

Sunday, November 26, 2000 - 01:51 pm
walaalayaal waad salaaman tihiin dhamaantiina dhalinyarada ka barata halkaas walaalayaal waxaan doonayaa inaan ragga kala ah dr xasan yusuf iyo abdiwahaab axmed xasan iyo dahir yusuf walaala yaal hadaad garataan waxaa u baahan aniga oo ah sahal adan jelle oo laga hela email/ jellesahal@hotmail.com. waad mahadsan tihiin waxaana idiin rajeynayaa in waxbarashadu ay idiinku dhamaato guul [iinsha alah].

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Thursday, November 30, 2000 - 11:08 am
waan ku salaamay C/Wahab
igu salaan dhamaantin reer ukr qasatan dahir iyo hassan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.Wahab

Friday, December 01, 2000 - 12:39 am
War Ali-ga halkan iga soo salaamay waa kuma ?
Saaxiib isku kay soo sheeg,Waan ka xumahay in
aanan ku xasuusan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Sunday, December 03, 2000 - 12:04 pm
SOON WANAAGSAN CABDU /WAHAAB MARKA HORE .
WAAD MAHADSANTAHAY INAAD ISOO JAWAABTO
WAXAAN AHAY NIN KAALA SOO HADLAYA KUWAIT.
OO AADAN AQOON . WAXAAN ISNAQAAN DAAHIR YUUSUF IYO HASSAN YUSUF.
WAXAAN KAA CODSANAYAA IN AAD IGALA SOO XIRIIRTO
(E-MAIL KAN . BIITV@LOVEMAIL.COM )INA SOO SII
E-MAIL KAGA SOON WANAAGSAN SXB.
JAAW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAHIR

Tuesday, December 12, 2000 - 03:01 am
SAHAL ,WARYAA XAGEE JOOGTAA ANIGANA WAXAA KUUGU OGAA INAAD KUWAIT JOOGTAY MISE WELI KUWAIT AA JOOTAA,WAXBARASHADA WAXAY NOO DHAMAANEEYSAA MAR DHOW INSH ALAAH E-MAILKEYGA WAXA WAAYE
DR_MUGNE75@YAHOO.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amiin abdulkadir abdulahi

Monday, December 18, 2000 - 04:58 am
to.beesha som/ukr.
waad mahadsan tihiin dhamaan ardayda somaliyeed ee wax kabarta ukrainea sida niyada leh ee aad u rabtaan inaad dhamaan somalida doonaysa inay wax ka bartaan wadankaas inaad diyaar u tihiin inaad informatio ka soo siisaan meeshaas.
waxaan rabay in aan fikrad yay ku darsado oo ah hadaad heli kartaan ama leedihiin e-mail inaad meeshaan naga soo siisaan si aan idiinkala soo xiriirno sababtoo ah asaga ayaa ka sahlan p.o.box.ka waad mahadsan tihiin shariif finland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOM/UKR

Wednesday, December 20, 2000 - 07:03 am
TO:Amiin
Abdulkadir
Abdullahi.

SXB Waa salaaman tihiin,Waxaana aad nagala soo
xiriiri kartan SOM_UKR2000@YAHOO.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Friday, December 22, 2000 - 07:26 am
salaan saaxibayaal

waxaan idin weydiinayaa waxaan ahey jeexo yurub doon ah malaga jeexii karaa ukreyn jawaab bal iga siiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ingjamal

Friday, December 22, 2000 - 10:42 am
tTO DHAMAAN DHALINYARADA REER OKORAAIIN, saxiibayaal dhamaantiin waad salaamantihiin,waxaanan idiinrajaynayaa in illaahay guul idiinku dhameeyo wax barashadiina,sajoodada iyo imtaxaanadana illaahay idiin fududeeyo,saaxibayaal anigu waxaan ahaan jiray reer ruush magaalada faroonish oon ka fogayn okraaiin hadaba waxaan doonayey inaan idin waydiiyo nin aanu saaxiib xad dhaaf ah aanu ahaan jirnay oo wakhtigu na kala lumiyey oo okaraaiin ka baran jiray caafimaadka sidaan jeclahayna dhameeyey 1998 magaalada fiiniso wallow aanan si fiican magaalada u aqoon laakiin aan filayo in la yidhaa magacaa ama mid u dhow nin kaa waxaa la odhan jiray c/fataax calaamad gaara wuu ilko casaa markii iigu danbaysay, fadlan hadii uu jirro qof ka haya email ama tilifoon fadlan emailkan iigu soo qor ingahmed@hotmail.com dasfidaaniya ribiyaata bashelaayo faas is noofim godom ii ciid mubaarak, nuu ladna darigiye durusiyaaaa baga..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 25, 2000 - 06:01 am
TO :HANAD
SAAXIIB HADDII AAD U BAAHANTAHAY INFORMATION,
FADLAN SOO QOR E-MAIL-KAAGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 27, 2000 - 07:57 pm
jamal ma shiino ayaa isku lood aheedeyna?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Friday, January 05, 2001 - 01:07 am
saaxiib Anonymous hadii aan kuu sheego e-mailkeyga waa (abdulkadircise@usa.net)fadlan ii soo jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafe

Monday, January 08, 2001 - 06:20 am
iquyaarta ukraine joogta waan idin alamay dhamantiina dhowr jeer ayaan isku dayey in aan idin so diro email yeeshe waxa ku jira qalad oo ma baxayo.
marka fadlan hadii aad hashaan fartiintaan ii soo jawaaba emailkaygu waa mawliid@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Tuesday, February 13, 2001 - 11:00 am
waad salaaman tahiin dhamaantiin waxaan idinka codsanayaa dhamaan dhalinyarada joogta mwaddanka ukurenia in ay halkaan kusoo waxii information ah oo ku saabsan dhinaca waxbarashada degaanka qiimaha nolosha ee qofka ku noolaan karo si dadka rabba ay halkaan wax uga ogaadaan iyo waliba sida lagu heli karo waanad mahadsantihiin......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladane

Saturday, March 10, 2001 - 01:55 pm
salama calaykum .
salaankadib walaal dhamaantii kunool ukraiane waxaan doonayaa dhowr su,aalood in aad iiga soo jawaabtaan hadii alla idiin fududeeto .
1-waxaan rabaa barashada sheybaarka qayta isbitaalada sida loohelo.
2-inta ay qaadanayso marka lagudaro waqtiga luqada .
3-dhinaca dhaqaalaha waxa laysa rabo sanadeed ama sidii loobixinayo
4-nolasha meesha iyo degaanka .walaalayaal waxaan rajaynayaa in aad mailkayga iigu soo jawaabtaan hadii alla idmo mailkayga waa cshakur@yahoo.com
sidaas iyo jawaab wacan .
salama calaykum.