Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Belgium: BILGIUM QAXOOTIGA AYEEY DAJIYEEN CARAFAAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QASAAYE

Thursday, November 02, 2000 - 06:31 am
WAA IDIN WADA SALAMAY DHA MAANTIINBA .

YAA KU JIRA CRAFANADA CUSUB EE EY UGU TALAGASHA DOOWLADA BILGIUM QAXOOTIGA BAL WAX HA INOOGA SOO SHEEGO BAL HADII EE JIRTO QOF SOOMAALIYA OO HALKAAS DAGAN BYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muktar

Sunday, November 05, 2000 - 11:07 am
walaal waa sax bilgium waxeey go aan ku gaareen
qoxootiga cusub oo isdhiiwayo inaan lacag
la siinin oo kaar eey ku adeegtaana lasiiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QASAAYE

Monday, November 06, 2000 - 12:46 pm
tu:muktar
walaal adiga miya dagantahay Bilgium mase dalaalka diriska la ah ayaad dagantahay.
aniga hada ayaan raba in aan imado Bilgium balse waxa aan ka maqlay aya iga sii nixiyay oo igaliyay in aan ka niyo jabo.
waa ku mahadsantahay jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muktar

Tuesday, November 07, 2000 - 02:40 am
walaal anigaa degan beena kuuma sheegaayi
hadaad lawo isbuuc ka hor isoo weydiin lahayd
soo gal ayaan ku dhihi lahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QASAAYE

Thursday, November 09, 2000 - 03:18 am
tu:muktar
walaal laba asbuuc ka hur maxa jiray oo aan hada jirin bal ii sheeg.

mase adiga aya katagay oo ku nool hada wadanka diriska idiin ah holland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 10, 2000 - 09:01 am
waxwexeey sameyn jiren qofkii isdhiiwo isla markaa ayeey
dejin jireen o lacagta qoxootiga u bilaawi jireen
hadaad leedahay waan imaanayaa
ahlan wasahlan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 19, 2000 - 03:10 am
To:Qasaaye.

Horta waan ku salaamey, waxaana kuu rajaynayaa safar wacan.
Waxaan hadalkaaga ka fahmey inaad belgium rabto inaad imaado, aniga ayaa warkeeda haya ee aan kuu waramo.
Belgium waa wadan ilaaahey nacay waxaana ilaahey ka baryayaa inuu meel kheyr qaba kuu sahlo.
Aniga iyo wixii halkaan ku noolna waxaan ilhaahey ka baryayaa meel khayr qabta nageeyo.
waxaan umaleynayaa intaas iney warbixin kuugu filan tahay.

Peace brother.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 09, 2001 - 11:39 pm
To:Qasaye..


Saaxiib hadii aad rabto inaad belguim timaado waxaa la wareystaa rageeda laakiin waxaaa ku heley rag xaasidiin ah oo aan belgium waxba ka aqoon.

War meeshaan waal laga dhergey lacag, shaqo, iyo dumarba oo waxaan ku leeyahay soo carar.

Saaxiib waxaad ku shaqeyneysaa 3000 oo doolar bishii mar alaale markaad timaad waxaa lugu siinayaa lacag soo dhoweyn ah oo 5000 oo dolar ah.

Waxaa jooga gabdho xuural ceyn ah mar alaale markaad timaado sedexda bilood oo ugu horeysa ma shaqeyneysid oo waxaa layiraahdaa waa sedaxda bilood oo soo dhoweynta ah , oo waxaad galeysaa aroos oo doobnimadii ayaa lagaa baabi'inayaa....

War waxaan ku iri meesha markab baa ku jabeyee oo dahab sidee soo carar....