We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, November 07, 2000 - 05:27 am waxaan ka mid ahaa arday dhigan jiray dugsigii yuusuf alkowneyn ama xisaabaadka sanadkii 1986-90 lootkii afka ingriiska lagu bilaabay class A qofkii dhigan jiray classkaas fadlan isa soo diiwaan geli waad mahadsan tahiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 12, 2000 - 01:35 am sorry anigaba waa ka mid ahaa ardadaa laakin class(B) ayaa dhiganayey this my email adress!lady37227@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 03:15 pm we used to both classmate and this my e-mail WARSAME64124@YAHOO.COM GUEST WAT Q WHO I AM THIS IS HMWK ASGMNT, BY NOW
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 21, 2000 - 02:44 pm WAAD MAHADSANTAHAY WARSAME KUMA AAN FAHMIN SXB LAAKIIN WAXAA IGA WANAAGSAN INAAD II SHEEGTO MAGACAAGA SI AAN U WADA XIRIIRNO SIDAAS IYO XIRIIR WANAAGSAN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 06:42 am sxb waad salaamantahey waxaan kasoo baxay waqtigii aad bilaabeeysey dugsigaasee sheegtey waxaanan ahaa 86/87 marka hadii eey runkaa tahey inaad skuulkaa kasoobaxdey waxaan jeclaanlahaa inaan ku wydiiyo suaalo oo kamid ahaa wixii lugu baranjirey halkaa ee diyaar garoow hee 1.. TABTABANGIYADU MAXAYDERISTAA 2 WAA MAXEY STENOGRAFIK IYO WAXAAN KU WEEYDIINLAHAA INAAD HAL SHIRKAD II DHISTO WAA TANEE KASOO SHAQEEY 1977 ayaa waxaa la aas aasey shirkada shirkadaasoo lugu aas aassey lacag dhan 500000 sh so waxey shirkadaas shaqeeysey hal sano waxeey soo iibsatey gaari2000sh so islawaxqtigaa waxeey bangiga kasdoo amaahatey deyn dhan 150 sh so marka kuna muuji xarafa T oo loo yaqaano deymin iyo qaameey markaa sxb waxaan kuu magacaabi doonaa macalinka injineeriyeda hakuu macaato bro
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 07, 2001 - 06:07 am waxaan ka soo baxay yusuf alkowneyn sanadkii 86-90 qofka halkaan su'aasha bilaabay isku mar baan bilaabnay iskuulka. marka haddii aad canada joogtid emailkan igala soo xiriir si aan kuu garto qofka aad tahay. dhamaan inta badan waan aqaanaa. waad mahadsantahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 07, 2001 - 06:10 am emailkayga waa mahadyus@hotmail.com class c from 86-90 students. thanks
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 11:14 am waxaan ahay arday dhigan jiray skoolkan 86-90 class A iigala so xiriir fadlan magacaaga soo sheeg si aan kuu aqoon sado ali isaaq halkuu kudanbeeyay ojamiil@hotmail.com
|