Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: Atlanta: Qof baan tabayaa ,ee halkeeyku noshahay.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasin

Tuesday, November 07, 2000 - 06:31 am
TRUE
Dhamaan dadka aan wada shaqayno iyo ardaydii aan wax islasoo barayan intaba Waxaay ii tixgiliyeen in aan ahay wiilka. (number one ka ah) ama wiilka
Somaliyeed ee ugu quruxda badan isla markaana ugu hananka iyo qaabka wanaagsan, gobalka aan ku noolahay gaar ahaan caasimadiisa (Atlanta)
sidaa daraded waxaan baadi goob ugu jiraa gabar dhigeyga ah.
marka hore isbarasho. marka xiga wax is dhaafsi
hadii aysan wadankan deganeen xataa(welcome) fadlan ha iishegto meesha laga hello meelkasto ay tahay dabcan aniga waxba uguma ahan (how far is where she lives)
si aan ugu soo diro sawiro qaabka aan ahay cadeynaya (gabadhii doonaysa) fadlan ciiwaankeeda ha iigu soo dirto fariin ahaan E-mail address hoos ku qoran.
love, Yaska