We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, November 07, 2000 - 06:35 am TRUE Dhamaan dadka aan wada shaqayno iyo ardaydii aan wax islasoo barayan intaba Waxaay ii tixgiliyeen in aan ahay wiilka. (number one ka ah) ama wiilka Somaliyeed ee ugu quruxda badan isla markaana ugu hananka iyo qaabka wanaagsan, gobalka aan ku noolahay gaar ahaan caasimadiisa (Atlanta) sidaa daraded waxaan baadi goob ugu jiraa gabar dhigeyga ah. marka hore isbarasho. marka xiga wax is dhaafsi hadii aysan wadankan deganeen xataa(welcome) fadlan ha iishegto meesha laga hello meelkasto ay tahay dabcan aniga waxba uguma ahan (how far is where she lives) si aan ugu soo diro sawiro qaabka aan ahay cadeynaya (gabadhii doonaysa) fadlan ciiwaankeeda ha iigu soo dirto fariin ahaan E-mail address hoos ku qoran.<yaas100@hotmail.com> love, Yaska
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, November 12, 2000 - 01:12 pm Abti anigoon eebe qurux taadoo kale ah uun i siin(alhamdu lilaah) baa gabdho maalinkeer la kulma (walaaltanimo oo klaiya) ee maxaa kugu kalifay, adoo quruxdan aad isku tilmaamtay leh, inaad internetka quud ka doonato. Amaadan qofkaad tilmaameyso iyo sawirada aad diri doonto aadan ahayn. Habloow quud aanan jirin qoryo ha u guranina, ma nin ummadoo idili ay quruxdiisa iyo dabeecadiisa san ay la dhacdaa halakan ku soo calaacali lahaa isagoo Atlanta (gabdhaha Sooamliayeed kuwa ugu wanaagsan magaalooyinka ay degaan bay ka mid tahay) jooga.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 07:26 pm WAR QANIIS BAAD TAHAY RAGU QURUX KUMA FAANEE EE WAA RAGANIMO WAANA TAN KAA MAQANEE OO AAD INTERNETKA WAX UGA RAADSANEYSEE AWALBAA ILAAHAY ISUGU KAA DARIN QURUX IYO CAQLI IYO RAGANIMO DULI HA NA CEEBEEN EE SHUKANSI BARO DOQONYAHOW.
|