Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: ARRINKAN GABDHUHU MAXAY KA QABAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabane

Wednesday, November 08, 2000 - 07:45 pm
Walaalayaal waxa aan rabaa in aad arrin yar wax iiga sheegtaan,runtii taasoo ah mid aanan si sahal ah u sheegi kari lahayn haddii la i hor joogi lahaa, laakiin nasiib wanaag qoraal ayaan idinku soo gaarsiinayaa,waxayna ku socotaa hablaha soomaliyeed ee walaalehey ah:
waxaan rabaa in aan ogaado gabdhuhu waxa ugu horeeya oo ay ku jecladaan ninka,intaas kadib nin geed weyn iyo nin geed yar arrintaasi ma mid meesha ku jirtabaa far baa igu taagane?walaalayaal sida ay tahay iigu soo jawaaba fadlan. ragow ciyaar dhaafa oo faraha kala baxa arrinkan waa la yaaban yahaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniso c

Wednesday, November 08, 2000 - 11:32 pm
TO YAABANE:

damn bro,
waa tiri gabdho walalaalaha inaan nahay but you guys qiimi hii walaahi naga qaaden cause su'aashi & hadalkii idinku soo dhaca aa iska leedahaiin with out adinkoon kafakarin anaka saan dareemeynoh i really don't like su'aashad naweeydiisay ama naga xishood oo iska aamus ama walaalken naga danbeeyah noqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuura

Friday, November 24, 2000 - 03:07 pm
to yaabene
aboowe waa ku salaamay suaasha aa na soo weydiisanay aniga wax dhib ah uma arko waayo in wax lakala kororsado waa wax meesha ku jirta oo gabadha waxay nin ku dooranayso waa u baahantihiin inaa ogaataan hadaa wiilal tihiin anagana waa u baahanahay inaa ogaano waxa aa nagu dooranaysaan dumar ahaan.
hadii aan suaashadii ka jawaabo oo horta sex waa
wax aad u weyn marka la dhaho doorahsa qofka biniaadanka ah laakiin hadii aan soomali nahay inaa xaqiiqda iska dhega tiro aa jecelnahay, ninka alaabtiisa oo yara waxaa u malaynaa inay raad ku yeelaynayso siduu naagtiisa u qanin lahaa,laakiin sex keliya ma ha nolosha ee kolayba siday aniga ila tahay hadii ay gabadhu nin guursato oo ninkii alaabtiisii yaraato laakiin uu sidiisa kale reerkiisa u dhaqanayo ma ila aha in lagaga tago.
teeda kale ninku waa is ogyahay inuusan gabadhiisa qancin karin marka waxaa loo baahan yahay inuu taatiilyo kale ciyaaro.
nabadeey iyo cafis wixii denbi ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Monday, January 29, 2001 - 12:36 pm
TO:yaabane,walaal marka hore su,aashan waa su,aal qaldan maxaa yeelay,Ilaahay subxaanahu watacaalaa qof walba kaamil kama dhigan ee qof walba meel ayuu la,yahay.indeed jimaaca waxay ka mid tahay xaqa naagta ayku leedahay ninkeeda hadii uu awoodi karin waa inuu iska fasaxaa.hadii aan usoo laabto su,aashaada anaga hadii aan soomaali nahay dhaqan ayaan leeyahay,maxaa yeelay sidii loo soo qaxay waxyaabo badan ayaa soo baxay.kolay anigu ma arag reer ku kala tagay size ka ninka uu leeyahay waxaanse maqlay sheeko qosol leh oo ka dhacday baadiyaheen:reer caruur badan isu dhalay ayaa waxaa dhacday in ninkee reerka lahaa maalin maalmaha ka mid ah ay maradii ka dhacday isagoo la joogo xaaskiisa,markii ay aragtay wixiisa dhererkooda way ka carartay shock ayey ka qaaday,waa wax caruur badan ay ku dhaleen.anyway this is my last advice to you,It's not what size you got,It's all about how you do the job you know what I mean,so be smart and learn how to play the game by asking the experts I mean our older brothers or sisters or fathers peace all.