Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Yaa ka ma mid ahaa ardadii dugsiga qur'aankaa imaam nawawi ee nayrobi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muktar

Friday, November 10, 2000 - 09:31 am
from;muktar; waxaan ka mid ahaa
macalimiinta dugsigaas
waxaana u baahaana ineey
ila soo xiriiraan ardada iyo
macalimiintabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xassan

Saturday, December 23, 2000 - 06:59 pm
slmu calaykum.....
Saaxiib, Muqtaar...waa akhuuka Xassan Hudeybi oo isagana ka mid ahaa macalimiintii dugsigaas Nawawi kaala shaqeyn jirtay...
Wejiyaal is xasuusta.... Waxaan rajeynayaa inaan helno bal qaar ka mid ah ardadii iyo asxaabtii hore.
Isma dhaafin...akhii.....

slmu........