Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: Minneapolis: HADII DHIBAATO KAASOO GAARTAY TOWING CO. LA YIRAAHDO WRECKER SERVICES AND TOWING IYO POLICEKA MPLS..
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

alfatah

Tuesday, November 14, 2000 - 05:07 pm
Magacaygu waa cabdi fataax waxaan in mudo ah ku noolaa twin cites waxaa maalin dhowayd dhacday in baabuurkayga aay towgareeyeen company aan dusha ku soo xusay oo ah wrecker services subaxnimadii markii aan doontay bixiyayana lacag dhan $150 aan ku arkay baabuurkii dhaawac cususb oo klaga yaala xaga danbe markii aan wax ka waydiiyayna la iigu jawaabay aflagaado iyo handadaad deetana aan kool gareeyay 911 si wax looga qabto arintan 911 waxay ii sheegeen inay soo dirayaasn police baara arinta aanana ka tagin meeshaa aan joogo sidiibaan yeelayu balse intuusan police kiiba iman ayaa nalagu bilaabay markaa iyada waa shan nin oo ku jiro manager iyo mulkiilahii markaa waanu is difaacnay anagoo laba ah dhinac ayaana ooga baxnay 911 Ayaan wacay hadana una sheegay dhibka dhacay hdii aysan si dhaqso ah kumina aanan sii joogi karin meeshan, Adigu nimankii aakhiritaankii waxaa u yimid 3nin oo kale intii aan la hadlayay 911 ka markiibana ataak cusub ayay nagu soo qaadeen iyagoo sidii calibeesteenka u cartamaya dee biyo kaa badan way ku hafiyaane anigii baa waxaa isugu keey tagay shan ka mida sedexdii kalena eryatay saaxiibkay. haba lagu dilo oo hala isugu kaatago micnaba malahena ninkaygii dhibkanoo dhan ka cararayay ee wacday dowladii waxaa dhacday in nimankiiyoo shantuba dusha iga saaran yihiin si axmaqnimo ah ii dilaya in police kii anigu aan wacay yimid oo iyagiiyoo i garaacaya uu anigii ijeebeeyay xabsina ihgu tuuray halkaasoo aan markii danbe isa soo furtay.
waxaa iminka socda baaritaan waxaa looyarku cajaldihii 911 uu ka duubay labadii kool kuwaaso mid walba xaqiijinaya wixii markaa dhACAYAY hadaba hadii qiso noocan oo kale ah kaala soo gudboonaatay kambanigaas ama policeka ama aad taqaan qof ay ku dhacday ilasoo xiriir phone 651 270 3170 ama email me fatah@drivernet.com