We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, November 18, 2000 - 09:28 am Maraka hore waxaan idin leeyahay isbarasho wanaagasan.Waxaa magaaladaan mn, ku nool 50,00.ooSomaali ah. marka waxaan jeclaan lahaa inaad halkaan isku barataan. Haduu ilaahay yiraahdo.Ayadoon la,is aflagaadayn,aan wax dhib ah aan idin kala marin. waana ku mahadsantahiin.Teeda kale waxaan meeshaan ugu magacaabay. SOOMAALI HA IS BARATO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 12, 2000 - 02:53 pm SOMAALI HAL KEEY KATIMI SAXIIBIYAAL
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 05:33 am 50,000 aa? aad iyo aad ayaad isugu badateen.. aniga ayaa jooga meel aan Soomaali keligay ahaye, meeyee hablihii reer Minneapolis? Gabadh aan dhan walba ka wanaajiyo ii so gudbiya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 06:02 am 50.000 SOMALIS WOOOW I DID KNOW THAT(MASHAALLAH) ACTUALLY I LIVE IN EDINA AND I DONT SEE SOMALI PPL COUSE I DONT GO THE PLACES SO HAVE YOU GUYS COUNT ME! LET ME KNOW... RAMADAN WANAGSAN/PEACE BELLO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 06:36 am waa idin salaamay dhalinyaro dhamaantiin. wilal iyo gabdhaba. waa anigii ninka bagekan foray. marka ugu horaya wan idin mahad celinayaa booqashada aad soo booqateen meeshaan. sidaan idiin sheegayba waa ku xisaabsantahiin dadka aan xisaabnay ee ku nool magaaladaan meelkasta aad ka dagantahay. Teeda kale waxaa fiican inaad ogaatid dadka oo aad soo dhexgashid siiaad u kala barato walaalahaada soomalida ah ee carigaad ku nooshahiin kula nool. Hadii aad wax faahfaahin ah aad u baahantahay meelahay dhalinyarada soomaalida ah ay isugu yimaadaan oo aadan aqoonin waa lagu tilaamayaa ama waa lagu gaynaa hadii aad u baahan tahay anigoo taasna aan ku faraxsanahay. teeda lkale m.Maxamed intee waaye meeshaas aan somaalida ku noolayn oo ad ku nooshahay aan sheekada kula qaybsanee. BEELo cadeey we did counted u sis don't worry. rabadaan wanaagsan iyo ismaqal danbe ooo xiiso leh.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 12:51 pm YO DA LAST TIME I CHECKED THE POPULATION IN MINNESOTA WAS 80,000 PPL AND 50,000 ONLY IN MINNEAPOLIS CITY. MY OPINION IT'S TIGHT CUZ I LOV MY PEOPLE.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 21, 2000 - 05:29 pm Waa idin salaamay aqyaarta meeshaan sooo ghay amaba soo booqatay oo dhan waana ku mahadsantahiin. waxaa hada war ah oo nasoo gaaray oo uu tirakoobku uu sheegayaa 75,000 inaa nahay laakiin waan ka badanahay maxaa yeelay dadka qaarkood ma jecla in la tiriyo nasiib daro, oo way diidanyahiin. Laakiin waxaan lee yahay ilaaheeen han deeysto waxaa nahay dad masaakin ah aamin aaaaaamin. waxaan idin ka codsanayaa inaad sxbdiin u sheegtiin iyo dadka aataqaaniin ama idin kaba aad is tira koobtaan. waadna ku mahadsantahiin caawa sidaas ayaan uga baxay anigoo ah. anigiiwaaye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 26, 2000 - 10:21 pm somaaliyeey isbarasho wacan hee waasii soconaa dhalinyaro by
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 31, 2000 - 06:44 am TO MR JAYZ AHAHHAAH: ADIGA SXB WALI MA WAXAAD RAADINEEYSAA GABAR MA DHIBAAN AH? MISE WAAD HESHAY? HADAAD HESHAY ANA MID KALE II SOO RAADI OK? LOL JAAW JAAW BRO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 01, 2001 - 02:43 am Waxaan baafinayaa gabadh magaceeda layiraahdo sumaya kuna nool minneapolis,qabiilkeedana mareexaan,fadlan hadaad taqaano... amuaad@hotmail.com.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 07:33 am waa wareey war FINLAND ayaa dad looga baahan yahay oo cunsuriga naga celyo ee qaar noo soo dira hadey tolnimo jirto
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 10:00 am lol aniga is cunsurenee maxaan dad ka celiyaa mpls waxaa ku 358,5449 ppl and 50,000 time 4ppl cause halkii guri 4ppl aa la qariyay hadii kale plhousing waa laga saraa hada waxaa ku nool 120,000 somalian i beleive that
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 01, 2001 - 05:11 pm 120,000 dalkoodii soo gubay waxba Minayblis ku fali mayso ordayoo musqulaha minayblis dhaqa cajladaha aroosyadana daawada.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 02:22 am WARYADHIIN MINAPOLIS WAXAN ISLAHA AAD TIMADID E MAA SULYASHA AYA LAA DHAGA CAJLADAHA AROSYADANA WAA LAA DAWADA O USA WAXBA MAA DANTOO EUROBE E WAGER HADA WAAN ISKA JOGII DOONA MESHO HADII ANAY SHEDNAYN OO HABLOO IOY CHAD IOY BOLSHOO JERIIN MESHAA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 08:02 pm mudane waanhelay sxb mid madoow lol
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 08:29 am wanted-----. Waxaan raadinayaa wiil mar dhow magaalada yimid,kana yimid atlanta lana yiraah mahdi maxamed kii yaqaan hasoo sheego fadlan waan la ahey. nabadeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 08:29 am wanted-----. Waxaan raadinayaa wiil mar dhow magaalada yimid,kana yimid atlanta lana yiraah mahdi maxamed kii yaqaan hasoo sheego fadlan waan la ahey. nabadeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 06, 2001 - 09:42 pm to. bilan walaashiis anaa arkay mid carab ah ee nin kaas see ku ogaatay hee guulwade maad ahaan jirtay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 06, 2001 - 09:44 pm to bilan mana kuu shee gaayi waaba ega xanaajisay haqdaa rabto in aamn warbixin dhee raada ku siiyo walaaley gabar madhibaan ah ii soohel haba gaabnaato haday rabto
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 08:57 am To jayz walaal waad iga farxisey inaad aragtey laakiin waa maxay midka carabka ah ee aad sheegeyso? Walaal hadii qofka aan raadinayo ay run kaa tahay fadlan ii soo sheeg. Nasiib xumo ma garanaayo gabar madhibaan ah. Walaal waxaan kaa codsanayaa inaad ciyaarta aad iga deyso. nabadeey iyo jawaab sugan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 06:17 pm To Bilan Waa Mahad Ninkaan wax kuu soo qoray marka wali ma i raadineysaa hadii aan kaaga soo tagay lacagteydii, gurigeygii, iyo magaaladda aan tobaaka sano ku noola. Marka isku xishoo ee iga dhaaf wanteka aad iigu wacday sis. Sida aad ogtahay Nabsi Waa Jiraa!. Marka aniga wali waan ku jeclahay hadii aad rabto in uu xiriirkeyna sii socda Abaayo Macaan igla soo xiriir E-mailkaan Oo Ah Qadar1@somalitalk.com. I Always Love You Bybye Wali Waan Ku jeclahay. HAbeen Wanaagsan adiga iyo inta kula noolba
|