Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: Meeshaan waxaan ugu talagalay dhalinyarada ku nool Minnessota iyo nawaaxigaata inay isku bataan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 18, 2000 - 09:31 am
Maraka hore waxaan idin leeyahay isbarasho wanaagasan.Waxaa magaaladaan mn, ku nool 50,00.ooSomaali ah. marka waxaan jeclaan lahaa inaad halkaan isku barataan. Haduu ilaahay yiraahdo.Ayadoon la,is aflagaadayn,aan wax dhib ah aan idin kala marin. waana ku mahadsantahiin.Teeda kale waxaan meeshaan ugu magacaabay. SOOMAALI HA IS BARATO