We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 22, 2000 - 12:51 am SXB waxaan deganahay wadanka denmark waxbaanan bartaa waxaanan joogay mudo 10sano ah markaa waxaan ubaahnahay gabadh aan nolosha la qaybsado isla markaana dabeecad iyo diinba leh quruxdu macna malaha laakiin waa inay ahaataa qof sideeda kale hawl kar uleh oo fir fircoon haday noqoto xaga shaqada tacliinta iwm. hadii aad intaa tahay fadlan halkan iigu dhaaf sidaan kuula soo xiriiri lahaa waanad mahadsan tahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 23, 2000 - 04:50 am walaal hadaad guurdoon dhab ah tahay warkaaga keen oo waxaad heyso soo daa aan argnee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 29, 2000 - 11:40 pm to hamuum sxb warkayga waan kuu cadeeyay waxaanan rabaa gabadh eedaab iyo akhlaaqba leh waxyaaha aan ku xidhayna waan kuu sheegay ee adigu ma gabadhbaad tahay hadiise aad tahay matahay ta aan doonayo intaasiba hdii aay jirto iigu dhaaf meeshaan kaala soo xiriiri lahaa waanad mahadsan tahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 30, 2000 - 03:56 am to, guurdoon walaal hadii aad adiga guurdoon tahay adiga horta adaab maleedahay mise waxaa tahay qamri cab iyo kuwan jidadka taagtaagan mise waxaad tahay qofwanaagsan oo wadaad ah oo guurdoon ah adigase xagee dagantahay iigu dhaaf adress halkan aniga ayaa ku la soo xiriirdoone
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 30, 2000 - 09:57 pm to hamuum walaal marka hore ramadaan wanaagsan ilaahayna haina isiiyo qayrkeeda(AAMIIN) walaal waxaad i weydiisay in aan ahay nin eedaab leh oo wadaada iyo in aan ahay nin qamriya caba (SUBXAANALAA)oo jidadka is taaga horta walaal waa suaal wacan oo amba sida aan udoonaayo dookhayga ayaad adiguna i doonaysaa waxaanan suaashaada kaaga jawaabayaa waa marka hore ee hadii aanan eedaab lahayn ma aan raadiyeen gabadh eedaab leh eedaabtuna waa diinta iyo tarbiyada qofku ku soo koray intaana ilaahay wuu iigu deeqay qamrina ilaahbaan ka hoos galay balwadna uma lihi weligayna uma yeelanaaayo jidad kana taraafiig ma ihi ee danahay gaan ka qabsadaa.suaashaada labaadna waxay ahayd ma tahay qof wanaagsan oo wadaada oo guurdoonaa ma tahay walaal anigu ma ihi dadka ka u wanaagsan balse waxaan ahay qof aan lagu caayin ceeb intay ka tiro la egtahay oo garta dantiisa iyo wax kastoo naftiisa khayr u leh haystana diintiisa suuban ee ilaahay ina faray mase ihi nin wadaada oo caalina ama dadka ka tilmaaman oo ah sheekh markaa walaal waxaan filayaa hadii aay kaa dhab tahay in aad tahay qofka aan doonayo waxaad igala soo xiriirisaa E MAIL (samir30@hotmail.com) waanad mahadsan tahay wabilaahi watawfiiq
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 01, 2000 - 06:38 am war ninyahoow hadaad edeb leedahay. waynawada anfaceeysaa ee aniga waxaan ku waydiiyay meesha aad ku noo shahay?????? waxaana layiri rag isfaanshay waa ri isnuugtay....hadaad fiicantahay la arkidoonee koleey ana isukaa amaani maayee hadad wax garad tahay waad ifahmi doontaa... ninbaana hore u yiri //MAWAXAAN KU MOODAY MASE WAXAAD NOQOTAY.MASE WAXAAN LOO NOQONDOONIN... imnta kale iska faham hadaad wax garad tahay.......
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 03, 2000 - 11:29 am KU HAMUUN; walaala yaal waad salaa mantihiin.iga raali ahaada somalidu waxay tiraahdaa nin hal geela kamaqantahay haan gorafana wuu kaday dayaa. walaal hamuun ma talyaniga ayaad dagantahay?? hadii aad dagantahay . waxaan raadinayaagabar layiraahdo fartuun cali .oo talyaaniga la iigu sheegay magaalada milano.walaal hadii aad reer italitahay iisoo raadi adiga oo ku mahadsan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 03, 2000 - 10:10 pm to hamuum walaal hamuum ma kala garanayo ínaad tahay gabar kaftan iyo dheeldheel doonaysa iyo iin aad wax kale ujeedo sababtoo ah bogan waxaan u furtay in aan ku raadsado nasiibkayga waxaanan soo bandhigay ujeedadayda adiguna waxaad tahay gabadhii soomaaliyeed ee ugu horeeysay ee soogasha bogan balse ilaa hada ma aan fahmin hadafkaaga iyo u jeedadaada waayo ? markii ugu horeysay waxaan soo sheegay halka aan deganahay iyo waxa aan doonaayo waxaanad iigu soo jawaabtay rayigaagii iyo garaadkaagu waxuu ku siiyay hadana waan kaaga soo jawaabay anoo ilaalinaya anshaxa iyo asluubtaba waxaanan kuu soo qoray E mailkayga anoo kuu soo raaciyay hadii ay kaa dhab tahay oo aad tahay qofta aan raadinayo halkaa igala soo xiriir ayaad hadana iigu soo jawaabtay (MAAHMAAHYO)aan meesha qaban meel ay usocdaana aanan fahmin markaa walaal adoo iga raaliya waxaan kaa codsanayaa in aad iisoo kala cadeysoo hadafkaaga iyo ujeedadaadu waxay tahay waanad mahadsan tahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 04, 2000 - 05:47 am Looooooooooooooooooooooooooooooooool you 2 are funny people. Anyway bro if u really looking for marriage why not try n do it some other way such as getting some one to introduce you to someone. Its not as if you leave in a place where there is no somali women the reason i say this is its possible that you might not find someone who is seriouc and they might just play with your head so try some where alse bro. Gooooooooooood luck on your seach anyhow you decide to go!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 05, 2000 - 12:04 am to hamuun walaal waan helay warqadaadii aad iigu soo qortay e mailkayga waanad ku mahadsan tahay ana waxaan kuugu soo jawaabay mailkaaga ee kala soco sidaa iyo wada xiriir wanaagsan byeeby
|