Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Netherlands: Netherlands: Ma daganyihiin somali Groningen&assen sideeyna ugu nool yihiin.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali.tilbrug

Thursday, November 23, 2000 - 12:14 am
waa iga su'aal ee madaganyihiin somali Groningen iyo Assen sideeyna ku dagan yihiin oo ma cadanka ayey la nool yihiin?
somalida dagan halkaa waxa aan maqlay in eey cadanka ka jecelyihiin somalida oo eey yirahdan somalida dhiblee eey ku geysanayan cadankane wa eey ku ixtiramayaan oo bila adan nimo ayeey yaqaniin ayeey yirahden ee maxaa ka jiro (Reernoord).

jawaab wacan bye