We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, November 26, 2000 - 06:25 pm we have like dixon or slee . waa meel markasto aad soo toostid ka helikartid wax kasto. hadaba waa meel any information aad ka heli kartid hadaba haddii aad timaado ohio state specially columbus ku soo dhawaada by duqa capital park.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, November 28, 2000 - 10:10 pm to: duqa magaalada col. OH hadii aan imaan lahayn columbus ma joogaan wiilal ama raggeedii waxaad u baahan tihiin hal conteenar oo wiilal ah. most guys looks like nevy or askar so you better trainer those guys ,haddii kale gabar ma imaanayso. by asli ali
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, November 28, 2000 - 10:24 pm to :Asli ali honey soomalidu waxay ku maahmaahdaa [ timirtii horaba dab loo waa]waan haysanaa gabdho weliba kuwo dhaqanka ku adag,aan qaadan surwaal.jeega dheerayaalna ma joogaan ee Akhiyaar ayaa joogto [ so if you looking ciyaal ziyo you better go mn or toronto honey] we have defferant style baby. hana iga xanaaqin please thanks..... duqa magaalada columbus ina xaaji
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 29, 2000 - 03:20 pm to asli wale wilal waa joogan ee gabdho baan joogin, ee hooy xishood.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 02, 2000 - 12:14 am CAPITAL PARK? WHERE RATS LIVE ? SOUTH PARK? EVEN WORSE? THESE TWO GHETTO PLACES ARE DISGUSTING. IWOULD SUGGEST SOMALIS COMING TO COLUMBUS TO NEVER EVEN GO CLOSE TO THESE DEAD, FILTHY, DRUG INFESTED AND UGLY HOODS. COLUMBUS IS A GOOD CITY IN GENERAL AND THERE NICER QUITER NEIGHBORHOODS...HOLLA AT ME>>COS WE TORONTONIANS KNOW THE BEST PLACES TO BE AND THE CIVILISED WAYS TO SETTLE THIS ACTUALLY GOOD CITY. CAPITAL PARK DOES NOT REPRESENT COLUMBUS AT ALL!! NO NO WAY JOSE!!!!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 09, 2000 - 08:54 pm waraa gaajada utanga ka timid oo dagan capital park pls wax macquul ah meesha kusoo qora waa iga waano
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 10, 2000 - 07:33 pm to ; duqa magaalada walaal horta waa faalisid ayaad weydey waayo marka hore capital park mar ayaan jiray marka ugu horeyaso waxaa layga xaday gaariga aan watay mida kalena hadaad tidhi gabdho hidi & dhaqanka wato ayaa meesha jooga been baad sheegtay waayo gabdhaha aan ku soo arkay ilbaxnimadooda waxay gaarsiisan yihiin inay inay sanka durtaan oy dhegaha xaga sare durtaan, naasaha, xudunta, & meelo ka sii foolxumo badan. marka haba iga dhaadhacsiinin gabadh hido & dhaqan sidataa joogto col/oh. intaasaan uga tagay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, January 20, 2001 - 02:09 pm waraa iligeey adba jeega shabtaa dabada kasaxiixi jirtey markaa mike harris joogteye otaanga illaaahaa dadka badaye ka cara gadiso masaakiinta ha chill gareeyaanee, no hard feelings bro. tankale the torontonian losers trying to put down the local people go back to mexico losers
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, January 20, 2001 - 09:12 pm looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool to Mr Joojoole....dayum...waraa Iligeey shab qaato mas ahaay..war aa i heysa bo..waxaas magalada la so galay asoo dhahaayo..ani Waxbarasho aa Canada la ii geyey..haahahha.. JooJoole bro..thnx..runti Ctown pple..been aa xabadka loo buuxiyey..waraa hora soomali u tiri Ilahoow Nimaan wax ogeen ha cadaabin..Aaamin. Pple..Columbus..is a City we all live so plz dont make any Bad Comment...No matter if ya live Captal Park or Lincoln Park...we all Somalians.. Yo till next time Peace N Luv
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 24, 2001 - 06:51 am hi ruqiya ' sis waxaad dhahaday ohio gaarigii aan watay ayaa layga xaday abaayadiis north america meelaan tuugo joogin majirto hadii gaari dayacan tuug arkana wuu qaa daanaayaa, mida kale gabdhaha ohio jooga badankoodu waa gabdho fiican wiilashuna waa kasii daranyihin , waxaan umalaynaa gabar kaimaatay canada ama mn inaad aragtay . marka waa siduu duqu ushegaye hadii hadii aad columbus imaato hamoogaaan [ capital cadey] iyo nawaaxigeeda ] halkaas ood kahelidoonto dhallinyaro ku raali galiso
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 24, 2001 - 10:23 am Hi Ladies: Columbus, inama waa joogaane gabdhaha jooga ayaan mid lagala baxo lahayn.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 04, 2001 - 05:37 pm HI DUQA MAGAALADA MOTHER FUCKER THIS IS DUQA MAGAALADA CHICAGO WHAT IS GOING ON OHI WAXAN TAGAY LAST WEEK WAA MAXAY NAGAH JOGO WAA HERBADIYO MANA YA QANIIN LIBISKA MARKA PLS ISOO JEG KUWA LAGU QAYILO WAA DUQA MAGALAD CHICAGO MR.WASAYE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 06:19 pm TO SADAT, Sadat adeer caayda jooji columbus gabdho qataraa dagan ee waxaa aragtay kuwii ugu waalnaa anigaa columbus daganee i waydii baandada ugu heysato magaaalada lol@anaa kuu sheegayee Nawaal aka cadeey columbus ohio....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 01, 2001 - 01:48 pm HAY YOOW LISING CAPITAL PARK IS GOOD PLEACE TO LIVE AIGHT SO COME AND VISIT THIS TIGHT ASS STATE!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 01, 2001 - 05:40 pm kabital I think waa meel qaad iyo hilib lagu cuno ee hadaba hilibka cunistiisu ma xuma aduunka oo dhan ayaa hilib laga cunaa ee shaaraca ayey ula soo baxayaan oo joornaalistuhu daba geleyaan oo waa na ceebeynayaan .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 03:10 am Nawaal, Walaaley gabdhuhu xagay joogaan.Qaarna waa kuwo meelwalbi durantahay...oo is daldalooliyey...qaarna teendho ayay jiidayaan...dad caadi ah anigu ma hayo. Waad mahadsantahay walaashiis
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 09, 2001 - 11:46 am whats up capital park is me dooli caano ,indhayar,iyo ahmed bare , you know me guys is dooli contacted as you know that oi move to maine i used to live colmbus,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 10, 2001 - 10:02 am hey you guys who lived colmbus, if you lived colmbus espicialy capitalpark please do you know this guys caano ,qorey, if you know them i need to talk to them so please tell them that i need them to talk to me ok if you need my e-mail is mohamedindiana@hotmail.com/ and by the way my nick name is dooli they know me so my real name is mohamed hirsi i used to live colmbus ohio espicialy providence glen Dr my best friend lived there his name is ahmed so i need to talk them all ok please e-mail me if you saw and gave them my e-mail thank you very much.
|