Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Italy: Reer milano gabar iyo garoob GD isku imaada inta
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

x.xeerka qoyska

Monday, November 27, 2000 - 06:38 am
salama
waxaan idiin sheegayaa inaan ka furi doona xafiis
loogu tala galay gabdhaha iyo garoobka iyo wiilasha guur doonka ah ee qabowga ku dilay piazza cordusio waxaan u haynaa gabdho daacad ah oo wadaado ah hadii ay jiraan gabdho raadinaayo wiilal daacad ah waxaan diyaar ula nahay inaan
siino gacan walaal ha moogaan hana ka baaqan mowduucaan muhiimka ah soo sheeg amelkaaga meelkasta aad joogtid anagaa kuu soo xawilayno
salamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Milano

Tuesday, November 28, 2000 - 03:21 pm
Caro scrittore,
Mi dispiace molto noi ci conosciamo bene e non voliamo la tuo agenzia, perche' ce piazza cordusia
che ci vediamo chiacheriamo e ci conosciamo uno l'altro. per cosi portati i tuoi mobili e vai via.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xeerka qoyska

Wednesday, November 29, 2000 - 03:24 am
salamu
war waxaan ku weydiiyay hadii aadan wax dana aadan ka laheyn mowduuca kani maxaa kaa nacnacsiinaya maad iska aamustid mid kale waxaan kugula hadlay afka somaliga maxaad ugu nacnacleyneysaa luqad aadan garaneyn
mowduucakani laguuguma tala galin ee hadaad wax danbe kusoo qortid walee waa aniga iyo adiga