Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Aayaha Jubbaland
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wacaafe

Tuesday, November 28, 2000 - 03:17 pm
waa caaqil cawaafe waxaan kula dardaarmayaa reer jubbaland marna maka hadasheen aayaha iyo mustaqbalka dadkiina dalkiina qaniga ah ee lagu looltamayo iyo waliba sidaad ilo dhaqaale ugu sameyn laheydeen dadkiina waayo,waxa la inagu xantaa dad isku xiran inaan nahey waxna is tara e waxaan idin ka sugayaa ineynu halkaa wax walba isku dhaafsano. mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Wednesday, April 04, 2001 - 12:21 pm
jubaland waa dhul daarood ka nax oonafta waa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mukha

Wednesday, April 04, 2001 - 01:19 pm
Wacaafe
Hadde maxaan hadalnaa wasaqdaan oo kale ayaa na dhex boodeysee. Jubbaland waa dhul Darod buu ku leeyahay hooyadiisna ma arkin si ay Jubbaland u egtahay. Waxaas oo dhan waxaad ka hormarisaa galtida sidii la isaga qaban lahaa.