Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Switzerland: Switzerland ma soomaali badan baa joogta
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hooyo

Thursday, November 30, 2000 - 12:14 pm
waxaan garan laahay in somalida ku yartahay dhulkaan iyo ineeysan internetka isticmaalin?wixii warkahayoo ha isoo jawaabeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moh.

Sunday, December 10, 2000 - 06:52 am
walaal soomaalidu way deggan yihiin waddaankaan laakiin waxay u badan yihiin dad aan internetka isticmaalin anigu waxaan deggenahay switzerland gaar ahaan magaalada Bulle ee ka tirsan gobolka Fribourg.wixii faahfaahin ah nex time Inshaa Allaah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hooyo

Sunday, December 10, 2000 - 01:12 pm
mahadsanid moh, swisska iga warran ma degaan fiicanba? shaqadisa iyo waxbarashadisa,soomaalida maxeey u badantahay ineey ka qabtaan? mahadsanid waa inoo markale nabadgaliyo. hooyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moh

Wednesday, December 27, 2000 - 12:22 pm
waxayu xiran tahay waxaad taqaan iyo sharciga aad ku leedahay halkan Hooyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Wednesday, December 27, 2000 - 04:42 pm
Moh,
Horta ciid mubaarak, sharciga ma waxaad uga jeedaa
Permis "F", aqoontana casserolier buffet de la Gare Fribourg baa aqoonaha lol,maxaad tahay kuwii
Swiss ku Otaango ka soo qaadayee "B" haysa.

Au revoir moh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moh.

Tuesday, January 02, 2001 - 09:16 am
mawliid nin caytama ma ahi laakiin jawaabtaada adigu isi sii Utanga in dad laga keenaa adiga ma cay ayey kula tahay ma tihid kii ugu horeeyay ama kii ugu danbeeyay o aflagaaddo la yimaada fadlan haddii aysan waalidkaa akhlaaq ku soo barin oo aad mal educcato tahay adigu akhlaaq isku yeel.
nex time oo aad jeceshahay in aad ii jawaabto u jawaab sidii qof caadi ah.tan kale soo baro sida Af Soomaaliga loo qora meelaha hakadka iyo joogsiga la galiyo.waan ku ogahay qofkaad tahay lakiin.....................................?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 02, 2001 - 09:25 am
Iska dhaaf moh mawliid waa kuwii addoonta u ahaan jiray kuwa uu caayayo hana la yaabin qofku haddii uu xaasid yahay wax kasta wuu isku dayayaaye mawliid waa kuwa hadda ku ducaysta ilaahow Soomaaliya dagaal ku sii wad nololba halkan ayaa ugu horeysay oo ummadaas dagaalka u dhamaanaysa 400 oo faran ayuu ka qaatay waa dhuuni raac waryaa haddii aad xaasid tahay horumar waligaa gaarimayside ogow xaasidnimaduna waa waxa sidaa idinka dhigay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hooyo

Saturday, January 13, 2001 - 02:49 am
anonymous!!! horta marka hore sannad wanaagsan,marka kale waxaan is leeyahay waxaad ku sugantahay ama yurub ama dhul kolley addoon wixii madoow oo dhan looga yaqaan oo xanunka hadalkaas u leyahay waa ku qabtay baan fiilaaya sidaa daradeed naga daay waxa la yirahdo addoon,waad mahadsantahay. hooyo soomaaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Sunday, January 21, 2001 - 05:16 pm
Moh.
Its time to go to the Bulle or Romon.
Je sais votre nom, waanan ogahay inaad had iyo jeer Freiburg ku
saaqideen oo jaad iyo
waqti lumis ,,,,,,,,ma sii wadaa
lol.
macaneheedu ma aha inaan caytamay walaal ee ha .......xanaaqin.lol.

Ich wohne auch in die Schweiz. ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali dhab ah

Sunday, January 28, 2001 - 09:58 am
moh
inaad jawaab siiso ma aha mawliid i.w.m.
waayo loo ma baahna dadka cayda meherad ka dhiganaya in laqiimmeeyo ,laakiin ogoow dhallinyarada fribourg waa number one in C.H.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 13, 2001 - 07:23 am
To Mowliid macaane.
waxaan kuu sheegayaa in aad tahay gaajo ay gaajo dishay orod waxaan rajaynayaa soo baro rag la sheekaysiga iyo sida hadalka loogu hadlo iyo marinka aad lrrdahay meritkaagu waa in aan gumaysigaagii kugu celinaa iyo kabo dhaqaagii.
haddii ay intaasi ku deeqi waysana tuugsiga badi.nin aan karti lahayni hadba dhinac ayuu aadaa taasi micnaheedu waa in aad leedahay HOOYADAY NINKII QABAABA WAA ADEERKAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mowlid-macaane Saaxiibkiis, ax yaa qaraami.

Tuesday, February 20, 2001 - 09:15 pm
To: Anonmous.

rrdahay, meritkaagu, waysana & lrrdahay !!??
Allah ha kuu sahlo hadii afsoomaaligaagu caynkaas yahay iskaga noqo Webigii Shabeele, iyo Dalagii.
Miskiin Fowqa Miskiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOM.

Friday, February 23, 2001 - 12:35 pm
to .mawliid macaane saaxiibkiis axyaa qaraami.
horta hore meesha aad u dhalatay af soomaali lagama yaqaanee yaa ku baray mise waayadan danbe ayaa far lagu galiyay oo waxaad rabtaa in aad muujiso in aad sida wax loo qoro na tustid war hooy adigoo duurka ku jira ayey dadkaanu wax barteen iyagaana ku lahaan jiraye ha hilmaamin.
fiiri "Allah ha" haddii aad doonayso in aad qof wax ka sheegto marka hore adigu dib isugu noqo bahaahinyahow aan magaalo haddii aan ku keenay ku ilbaxaynin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

2nd friend of him

Monday, February 26, 2001 - 08:30 pm
To:SOM.
Adiga qudhaadaaba halis ku jira in hadhuudhlaha lagugu daro, miskiin yaa dalas.
Orodoo caga maydho oo seexo, lugo xunoo is daba joogiyo dalbo juuqa lahaydee.