We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 01, 2000 - 02:32 am waxaan radinayaa reer xamar jajab gaar ahaan scoolka xamarjajab waxaan ahy mahad baclwaan dadkaan sheegayo haday akhristaan ha igala soo xiriiraan mahad40@hotmailcom
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 19, 2000 - 03:46 am waraa Mahad aniga xataa waaxan ahaa ardeyda kasoo baxdey Iskuulka xamar ja jab, koley hada waxaan jooga London, UK. aniga waxaan dagnaa SARANDI hadii aad taqaanid, koley waan filaa in aad taqaanid. duqa adiga warkaaga soo daa. waxaan iskuulka ka baxey 1988.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 19, 2000 - 03:26 pm ,,,,,Mahad Bacalwaan,,,Daa'uud Bacalwaan,, Cabdi iyo Picola,,,,Warkood yaa haaya hee waa Ciyaal Xamar Jajabkii asalka ahaay..... ,,,,Laakinse Mahad adinka Ciyaal Fardooleey ma tihiin ee waxaad tihiin Ciyaal Xaaji Rajab Fardooleeyna waxeey ka bilaabataa meeshii Masaajidka Jabarti iyo Gurigii Adeer Ismaaciil Maxamuud,,,Nuur Donkey( nuur Ismaaciil),,Maxamad Ismaaciil MMJ,,Naruuro ,,Marwo iyo Daarood Ismaaciil,,,...Gurigiinese iyo Gurigii Gaalkii soo islaami jiray ee Qooleeyda badan lahaa iyo Gurigii Jiniga daganaa waxeey ka tirsanyiiin Xaaji Rajab,,,,.... Mahad Bacalwaanoow Email baan kuu soo dirayaa oo aan rabay bal inaan kaa wareysto Saaxiibkey Daa'uud Bacalwaan oo muddo iigu dambeysay.... ,,,,,,Sarandi adi Ciyaal Serendi ii haddaad tahay sara kuukuusta si fiican aa loo yaqaana ee warkaa keen hee!!!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 23, 2000 - 03:19 pm mahad wan ku salaamay waan maqlay inaad joogtid denmark abdina inoo joogo ohoi igu salaan dhamaan familiga daauud guuleed ayaan saleebaan c/xaan iyo hooyo halkan igala soo xiriir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 05, 2001 - 03:16 am SARANDI anagoo badan oo reer sarandi ah ayaa FINLAND jooga ee kumaad ahayd adiga xageena joogtaa?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 10, 2001 - 01:53 pm to;dhamaan reer xammar jajab waad salaaman tihiin aniga waxaa daganaa ka soo horjeedka dugsiga sare raage ugaas,waxaana ka baxay dugsiga hoose ee gaheeyr yaa arkay dhalinyaradii daganayd kowda maajo cali dheeere liibaan cuti,caydaruus,reee warfaa,magacayga waxaa ladhahaa maxamed nuur.I missed those days and I reged what happen to our country anyways nothing like home,I live in the states,but I cannot compare like home.bye peace yo all.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 02:41 am Reer Xamar jab jab ninka sheegayo reer bacalwaan, nin yar baa tahay ama gadaal baad ka soo gashay ee isa soo sheeg.... aaway nur dhonke, burhaan xirsi kheyre,cabdi gurey, Micheal, cabdi cumar, bashir Fox, cabdi coon, bisbaas, Jamal Carab, reer cabdi madoobe, reer cal;i shaneemo, Eljey, flu, Saciid farah, reer dhagacade, Umulisada reer Xaaji Rajab halkee ku Dambeysaa HAJIyo AMBIYO oo badanaa wada dhilasay reer xamar jab jab, ....................SOO GALA REER XAMAR JAB JAB...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 25, 2001 - 06:14 am asalama caleyku walaalkiis waxaan degenaa ama aan ku soo bara baaray xafada xamar jab jab gaar ahaan fardooley waxaana degenaa guriga nabar sedax hadii aad taqaano waxaana kasoo haorjeednaybariila waxaan ku noolahay denmark hadii aad i garateen bal aan is wareesanee yaa kanool dadkii aan isku xaafada eheen waxaan idin rajeen qeer dhamaantiin nabadey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 08:44 pm waryaa ciyaal xamar jajab asalka ma ahan kuwii caluula kayimid reerbari waxi mataqaanaa ciyaal shaamoow aabayaasha xariiftanka iyo bililiqada reermagaal asal hadaa tahay urban qadiimiya maxaa kataqaan ciyaal jaemeljaani iyo imberijiilyo meeye dhakaar cumarnaane dhaajiye cali qaan eesaa gudane liiyare wayne aweesbaalala keekeey cabeey shiiko baabiloon yaloow qaadiroow wiildhaan haashim qoordheere adan gaab ciyaalsiimaan cabdiyariisoow ali nuur baasi baar oriantaale beer hainekeen lagugadi jiray yaadse kaxasuusataa maqaayada wanka iyo ceelgaab baraaka cabdoow shaameey waligaa mawastay waydii siilmacaanteeda dacaaf faarax ducaale iyo mahdi xiite suaal yaa yaqaan bambeelmi jaani iyo garaashka sidoow kabeebeey ii nuuri calisanka yaayaqaan iyo andareeye cumaroow walaal sharmuutooyinka buurka hadaa waxka xasuusatid sida shaamoow iwm ila soo socodsii buurka kor moosaa lacuni macai qobka
|