Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Netherlands: Netherlands: Yaa keenay in lagu afuro Bur & Sanbuus?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed

Friday, December 01, 2000 - 12:52 pm
Su'aal Somaaliyeey, Yaa keenay in lagu afuro
Bur & Sanbuus? Maxaase wax kale loo fikiri la' yahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sucaad

Sunday, December 03, 2000 - 08:48 am
to mahamed

salaamu caleykum.

aboowe thanks!! su'aasha wax badan ayaan is weydiinaayey,volgens mij somalische mensen zijn niet zo ceratieve wat eten betreft. en dat is niet gezond.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomali

Monday, December 04, 2000 - 11:56 am
Ninyahoow waa run in leys weeydiiyo
cida keentey in lagu afuro bur iyo sanbuus
balse aan kuu sheego ninkan leh ma caafimaad
cunida in lagu afuro bur iyo sanbuus
bal aan kuu sheegee maxeey ku afuraan
carabtu?

Carabtu waxeey ku afuraan cunto MACAAN
waadna ogtahay sababta eey ugu afuraan
ineey tahay ayadoo waxaa macaan aad
dhaqsiyo ku dhargeeysid balse hadii
loo fiirsho Caafimaadka aan anagu ka fiicanahay
oo taayada waxaa ku jira daqiiq iyo hilib iyo
qudrad laakiin ogow ineey haboon tahay in
saliida la dhiijiyo oo usan habooneeyn in
la cuno bur ama saanbuus saliid ka buuxdo.

Aniga waxaan u maleynayaa ineey noo
keeneen cunida burka iyo sanbuuska
dadka loo yaqaan reer Faqeyga oo ah
dad ka tirsan Reer Xamarka oo asal ahaan
ka soo jeedo HINDIDA oo waxaa dhaqankaa
laga isticmaalaa HINDIYA oo Bur iyo saanbuus
looga afuraa.