Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: Minneapolis: MA JECESHAHAY INAAD SXB CUSUB SAMAYSATO?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisal

Saturday, December 02, 2000 - 08:10 am
Salaamu calaykun. waxaa magacayga ladhahaa faisal waxaana ku noolahay Twincities. Waxaan halkaan ugu diyaar ahay amaba ugu talagalay. In ay dadka magaaladaan dagan ee dirada badan oo aan is aqoonin, inay isku bartaan.Waxaan kaloo aan idiin sheegayaa barashada ha u qaadan barasho nooc kale ah. Waxaa kabaran kartaa qofkaad rabtid, iyo waxaana ku baran kartaa wajigaad rabtid oo ayagana raali isaga yahiin.Waxaan idin ka codsanayaa idinkoo raali iga ah.Inaan is caynin maadaama aanahay dad walaalo ah.Qofkii aad is fahmiwaysiin inaad kala cara gadisataan, waxaa laga yaaba inaad qof kale isfahantaan. marka waa idin furantahay hadii aad dumartahayba ama rag.Ilaahayna haynaga dhigo kuwii wanaag isku barta, ooo waa ka sheekeeya habkaan isku baranay. sidaas iyo kulanti danbe.Salaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

layla

Monday, January 29, 2001 - 11:34 am
FAISAL THAT IS SO COOL BUT DON'T YOU KNOW SOMALIS DON'T HAVE A PHILOSAPHY TO UNDERSTAND THAT NOT ALL I DON'T WANT BLAME ALL MY PEOPLE BUT ALOT.

ALSO THEY ARE NOT HONEST TO DO WHAT EVER THEY SAYING SO HARD TO COME ALL NICE ONES IAM ONE OF THE PPLE LIVE THERE BUT I COULDN'T HELD ANY ONE I ENJOY MY CONVERSATION MY FREE TIME AND I HAVE SENSSE I CAN TALK EVERY ONE EXCEPT THOSE UNDERSTAND THE RIGHT WAY AND HAVE A GREAT MIND TO RESPONNSE.

I WISH MY PPL UNDERSTAD THAT ONE DAY.

JUST GET ALONG WITH ONE ANOTHER WHERE EVER WE ARE.

PEACE AND LOVE.