Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: Ma tahay gabadh soomaliyeed oo degan columbus Ohio oo raadinaysa wiil aad iyo aad u qurux badan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QURUX

Tuesday, December 05, 2000 - 07:35 pm
to dhamaan gabdhaha somaliyeed
hadaad tahay gabadh degan columbus ohio oo raadinaysa wiil ay is bartaan oo ayna ka shalaynd doonin.
waxaan ahay wiil ilahay u dhameeyay qurux iyo dabeeacad.
hadad i xiisaynayso ii dhaaf emailkaaga aana kaala soo xiriiri doona

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 07, 2000 - 11:45 am
waryaa heedhe ma waalatay maxaad ku hadlaysaa,weligeed lama sheegin nin qurux ku faanayo,meelna ha uga dhicin gabdhaheena qiimaha badan ee reer columbus,good luck to U take care bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurux

Thursday, December 07, 2000 - 07:34 pm
to anonymos

saaxib ama aboowe anigu cidna wax uma dhimin mana caayin, ee anuuba iska sheekaynayey.
gabdho ini aaway

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wise-Man

Friday, January 05, 2001 - 06:55 am
Lol.laa ilaaha ilala laah war baacaan ma waashay asiga.waxaa la yiri nin is faanshay waa ri' is nuugtay.walee waa yaab war ninyahow naagahaa is faaniyee maxaa inaa erayadaa meeshaan kusoo qorto kugu kalifay walee waxaad cadaysay in reer Columbus ee ka cadahay oo ee desperate yihiin...Macaawino ayaan idiin soo diraynaa...Boombilo xataa ha noqotee...Bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mawaahib

Wednesday, January 24, 2001 - 12:03 pm
aniga ayaa raba wiil qurxoon sobobtooah anigu waan foolxumahay isoo sii Emailkaaga macaan bataatiga