Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Netherlands: Netherlands: SOMALIDA HOLAND JOOGTA (BUUFIS)PERANOIDE AA DISHAY!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUCAAD

Friday, December 08, 2000 - 01:47 am
SALAAMU CALEYKUM!!!

Somalida holand joogto maxaa ku dhacay waan layaabay waxaana ula yaabay laatste tijd:
1- ze vertrouwen elkaar niet?
2- ze groeten niet elkaar?
3- ze doen de deur niet open als je langs hun huis gaat?om even hello te zeggen zonder bij bedoeling.
3- ze zijn niet gellukkig?niet gezellige
4- ze ruizen vaak met elkaar over "BULSHIT" dingen die nergens op slaan vooral echteparen.
5-ze nemen telefoon niet op ze denken misschien is iemand van AFRIKA die geld nodig heeft of is slechte nieuws van hun familileden.

daarom denk ik dat in uu BUUFIS KU kacsan yahay? vind je jullie niet?

raegeer graag als je wil.

vrede!!!!!!!!!1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Friday, December 08, 2000 - 02:18 am
Weet je wat dat komt omdat ze niet in hun eigen land zijn, dus sis als ik zo bekijk en aan de andere kant denk ik gewoon dat ze gek zijn, als je ziet hoe ze gedragen enz. Maar ik hoop dat ons land beter wordt dan kunnen we gelukkig leven en onder tussen allah weet wat er tegen somalier verwachten het kan erger zijn maar het kan ook beter worden.

Peace sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Charlie Chius

Friday, December 08, 2000 - 02:41 am
W/salaam
SucaaD..!

Walaashiis Soomalida dhan holland jogto sidaas maaha..... aniga waxaa u maleynaa dadka guuriga kula dagan ama dariiskaaga kula eeh lee waaye waxa sidaas eeh...!!!

Aniga magaalada aan daganahay dad aad iyo aad u fiican aa ila dagan (oo waxa aa sheegeysid ka dheer) ((( wax yar oo xunna weeku jiraa ee kuwaas lama eego!!!)) ALXAMDULAAH:)

DADKA OO XUN WALIGAABA KADHEEROW.....!

Xafadeeda dhan aa ku SALAAMEESO:)

BYEEE4NOW..... WE'LL BE BACK:)
REER HOOG CATHARIJNE:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 08, 2000 - 02:47 pm
somalidii diin maheystan hadii ay diinta nolal kadhigtan wax walbo ay helayan zoals zelefvertrowen .rust .gelukig zijn altijd

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUCAAD

Sunday, December 10, 2000 - 03:46 am
to cali

thanks bro!!!wadankeenii wax noo dhaamay ma jiro.
ee see ugu noqonaa waaye su' aasA?

TO CHARLIE

magaca aad igu dishay? in uu BUUFIS kugu kacsan yahay macagaga aan ka dareemayaa maxaa magacyada muslimka & kuwa soomalida kuu diiday?

hadii aad tahay nin aqli badan wwad fahmi laheyd waxaan ka hadlaayo ee dadka guriga ila dagan & dariskeyga afkaada kuma taagteen.maarka waxaa meesha iiga cad in BUUFIS xun kugu kacsan yahay.

to anon.

jij hebt helemaal gelijk!!!!