Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: UK: UK: Markastoon halkan soo galo xikmad la'aan ayaa iiga siyaado wale waa yaab
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Friday, December 08, 2000 - 05:16 am
ku; dhamaan intiinan halkan soo gashaa wax mabarataan miyaa ?mase shaqaysaan miyaa maxaad waqtigiiina u wastaan oo ugu wastaan waxaan qiima lahayn ?maxaadse isu caydaan oo iinaan ukala faaiidaysan ? subixii school ayaa usoo kalahdaan idinkoo boorsooyin waawayn waalidkiiina idiin qabo inaad wax barasho ugu maqantihiin casarkiina waad soo laabataan idinkoo indhihii idin cawarmeen sidaad internet u horfadhideen mid walba wuxuu soo qoraa maalinkii soo qoraa waxaan ka yarayn labaatan kun oo nacalad ah iyo najaas xikmad daro ka buuxdo walaalayaal mawaxaad mooodeen in internetka loogu tala galay naclada aad ortaan maalin walba ? hooyooyinkii ayaa khasaaro idin ku qabah iyo wixii school lada idiin soo dirsaday laakiin hadaan macalinkiina ahaan lahaa ama home office minister ka soomalia ayaan idin ku celin lahaa dhamaantiin