Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: CEERIGAABO (REER CEERIGAABO KUWA RUNTA AH HALKA SOO EEGA)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDIRASHIID

Friday, December 08, 2000 - 09:47 am
WAR WAA SIDEE WAXA MEESHAN KU QORANNI OO AH QABYAALADDA IYO BASARXUMADDU,WAA ARRIN AY QOREEN DAD AAN AHYN REER CEERIGAABO.

DHALINYARADA REER CEERIGAABO WAXAY KA KOOBAN YIHIIN QABAA'IL KALA DUWAN WAXAAN HAYB U AH MAGAC REER CEERIGAABO,WAA DAD ILBAX AH OO KA HOREEYA SOOMAALIDA KALE .WAXAANA HALAKAN KA SALAAMAYAA DHAMAAN DADKA REER CEERIGAABO MEEL KASTA OO AY JOOGAAN WAXAANA LEEYAHAY.
GACAL KALA MAQNAADIYO GEELUBA WAYSU OLOLAA
HA LA WADA XIDHIIDHO.

WAA SAAXIIBKIIN:CABDIRASHIID MAXAMUUD BURAALE (DAF IYO MIDHIQ)OO JOOGA LIIBYA ,TIRIPOLI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco 4 life

Tuesday, February 06, 2001 - 02:53 am
ceerigaabo is fucked