Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Australia/New Zealand: BAAFIN ABDI ABDILLAAHI ROBLE, WALAALKIIS SACIID IYO WIILKA AY ABTIGA U YIHIIN EE YUUSUF YARE.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI HASSAN

Sunday, December 10, 2000 - 09:58 am
WAXAAN BAAFINAYAA NIMANKA KOR KU XUSAN OO
MARKII IIGU WAR-DAMBEYSAY JOOGAY MAGAALADA
WELINGTON EE DALKA NEWZEALAND, FADLAN
HADDAY JIRTO CID GARANAYSAA HAYGALA SOO
XIRIIRAAN HASSANABDIKARIM@HOTMAIL.COM AMA
FARIIN HAYGU DHAAFEEN HALKAN.