    caaqil | Monday, December 11, 2000 - 07:54 am war hablihiinan meesha ku baa ba ay siday habar iyo oday talyaaniya u gedinayeen ee markan iyaguna habraha ku dhadhaw aan idin su aalee hadmaad guursan doontaan ????????? waayaaaaaaaab |
    gabarYaaban | Monday, December 11, 2000 - 10:59 pm Ciao caaqil walalkiis waa la murmee adiga dhibka eey kugu haayana maxeey tahay gabdhaha ana weli guursan oo ileen niman ayagaba seey aduun u burinaayeen ilooween mustaqbalkii a ajiree?... Adigase wax ma u qaban laheed gabdhahan? |
    Suldaan | Tuesday, December 12, 2000 - 02:22 am TO:caaqil.. wallalkiis adiga maxaa kaa waalinaayo bal ii sheeg aniga waaba yaaba ee adiga miya qurbaha ku gabooba mase hada ayaa yurop kugu hureysa oo lamaba socotid waxa dunida ka dhacayo? taas oo aan ula jeedo in eey naaguhu dhali karan ilaa iyo waqtiga eey rabaan mase waxaa wali mas kaxdaada ku jirta in eey naagtu ku dhalma goyso hadii eey-40-sano gaarto. kakac hurdada waad hurudaa. jaaw |
    caaqil | Tuesday, December 12, 2000 - 04:18 am to.gabaryaaban walaal hayaabin dhibka ay igu hayaana waa ayaga oo ah gabdho aan walaala nahay oon ka gubanayo dhibta meesha ku haysa sida runtii ahna waan kanaxaa marka aan soo xusuusto gabdho tegay talyaaniga 1980 oo ilaa waqtigan aan guursan midakale arinka ah waxmauqabanlahayd masu aaleen hadaanan wax uqabanayn to.suldaan saaxiib maihi nin qurbaawi ah hadana ma iman yurub ee hadalka aan gabar u qoray haku deeqo |
    Suldaan | Tuesday, December 12, 2000 - 04:42 am TO:caaqil. ma ku fahmin maxaa ula jeda. hadalka aan gabar u qoray haku deeqo?bal ii soo jilci. |
    caaqil | Tuesday, December 12, 2000 - 05:04 am suldaan waxaatahay sida magacaaga ku cadnin raga waxaana filaa inaad igaratay maxaa yeelay luqadaan ku wada hadlayno waa soomaali marka aan kuleeyahayna haku deeqo intaa aan gabar ku iri macnuhu waa anigoo u bayaaniyay wixi igu kalifay inaan bogan furo umana dan lihi inaan sharaf dad leeyahay meel uga dhaco marka sidaa ii faham saaxiib suldaanow salaama |
    Suldaan | Wednesday, December 13, 2000 - 12:42 pm TO:caaqil. marka hure waan ku salamay marka xigta iga raali noqo sxb hadii aan wax aflagaado ah ku iri. waane ku mahadsanyahay inta aad ii jilcisay hadalka.jaaw |
    buuqley | Monday, April 09, 2001 - 10:02 pm To Caaqil Asalamu caleykum walaalkiisa ma hilmanteyna Guur waa calaf ee waqtiguu ilahey ka raali noqdo lee la guursana mideda kalenana aniga hadii aan nahey Somalia ma qabno ajansiyo oo u qabilsan xaga guur doonka ah sidaa iyo nabad gelyo |