Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Australia/New Zealand: Waxaan warkeeda doonaayaa MARYAN MAXAMED QAASIM oo reer Waaberi Ahayd kana soo baxday dugsigii sare ee RAAGE-UGAAS maryan waxaay joogtaa AUSTRALIA. waxaana raadinaaya......
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yassin

Tuesday, December 12, 2000 - 12:37 am
waan idin salaamay Akhyaarta Magacayga waa YASSIN MOHAMED ISMAIL waxaan baafinaaya gabar walaashay ah oo aan isku iskool ahaan jirnay oo mageceeda la dhaho MARYAN MOHAMED QAASIM oo reer WAABERI ahaan jirtay kana soo baxday Dugsigii sare ee RAAGE-UGAAS kuna wardanbaysay Australia Sydney ama Melbourne ma hubo magaalada.

haddaba haddii aad meel ku sheegi kartid.
please email me yassin@somalitalk.com
thank You so much.