We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 12, 2000 - 12:50 am Waad Salaaman tihiin reer ANZA. waxaan ahay wiil reer Anzalooti ah magacaygana waa YASSIN MOHAMED ISMAIL {Yassin Baari ama Anza. waxaan warkooda rabaa dhamaan reer Anzalooti iyo WAABERI ama XAMAR-JAJAB intii u dhaxaysay labada buundo haddii aad dad ka taqaanid. please email me anza92@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 08, 2001 - 04:55 am Saaxiibow Yaasiin waxaan ahaan reer ANZA dadka qaarkiina waxeyba u yaqaaniin ANZALOOTI, adiguna waaba aad soo gaabisey,saaxiibow,marka waxaan furey qeybtan ANZA,oo ah meeshii ay xudunta ku duugneyd saaxiibow waxaan degenaa unishef gadaasheeda waxaana deris aheyn wadaadka ilmaha qur'aanka ku akhrin jiray ilaahey ha unaxariiso waa sheeq cali xaaji,waxaan ,dhigan jiray,xamar jab jab,1974-82,kadibna macalin jamac iskuul 1982-86. saaxiibayalow wixii dheeri ah oo tafaasiil ah iigala soo xiriira. qalidyaweli@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 06, 2001 - 08:33 am Yaasiin waxaan ahay reer Anzalooti magaceyga waxaa layiraahdaa Ibraahim Khayre oo ku magac dheer Ibraahim Cade, waxaan degeneyn foornada dalfac gadaasheeda jid cadaha mara, gurigeyna waxa uu ku dheganaay guriga reer Hilowle Geenyaale Buubiyaale, cidaha ari carbeedka badan qabay, waxaa nala oran jiray cayaal ha i dhaafin waxaan habeen walba fadhiisan jirnay sarta labada dabaq ee cade iyo Muxidiin reerohooda ey iska la haayeen, waxaan kaloo fadhiisan jirnay baar ha i dhaafin oo iska lahaa qaandiid baarbiyeeriga ka furnaana mar lahaan jiray Xaashi iyo Xiirey, kana soo horjeeday dukaanka Xaaji Suleymaan dhinacna ka ahaa Cawilkii sameeyn jiray Joodariyaasha, Barasho wanaagsan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 07, 2001 - 01:44 pm Asaalamu Calaycum. Am in search of a beloved family of mine,whom i have lost contact with. If you know the names of Ali Mohammed Diinle and Ubax mohammed diinle,who I balieve live near the "WAABERI DEGMO".Next to "Reer Biicolo" Please let me know where I can get in touch with them. Pleasse E-mail me at Sharlawe@Hotmail.co Your help and information will be fully appreciated. Thank you.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 07, 2001 - 01:46 pm Asaalamu Calaycum. Am in search of a beloved family of mine,whom i have lost contact with. If you know the names of Ali Mohammed Diinle and Ubax mohammed diinle,who I balieve live near the "WAABERI DEGMO".Next to "Reer Biicolo" Please let me know where I can get in touch with them. Pleasse E-mail me at Sharlawe@Hotmail.com Your help and information will be fully appreciated. Thank you.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 11, 2001 - 04:44 pm To Ibraahim khayre Walaal Ibraahim cadde waan ku salaamay salaan kaddib waan ku gartay oo deris baan ahayn waxaan deganaa gurigii kasoo horjeeday Reer Hilowle adigana waxaad ka soo horjeedi jirteen Xassan Caddoow iyo Ayfaay ama sikale waxaad ahaydeen Reer Cabdi macalin wixii intaa kabadan Fiiri Emailkaaga. waxaana Ilaahay ka baryayaa Anzalooti oo nabad ah in loo noqdo. anza92@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 07:39 am A. Aleikum Dhamaantiin. Si gaar ah waxaa u sii salaamay Ibrahim Cadde iyo Yassin oo deriskayga ahaa. Ibraahim..aniga waxaan saaxiib ahaan jirney walaalkaa Hassan Allaha u naxariistee. Waxaan ka soo horjeedney dukaanka. Kor waxaa naga xigey saaxiibkaa Ukun gurigooda. Gurigeeni waxaa la oran jirey Godey@lol. Waxaan abti u ahaa Bashiir maxamed Cadoow. Cabdi Hilowle waxaan ku soo arkay Sweden isagoo bidaari gooygooysey. Yassinnoow adiga saaxiib guriga aad sheegeyso dhalin yaro maba ka soo bixi jirin@LOL. Ma waxaad tahay ninkii Radio mogishu u shaqayn jirey oo baauurkooda wadan jirey? Khalid Yawweli aad ayaad ugu mahadsan tahay billabida aa biloowday duntan. Emailkeygu waa dadir@cyberspace.org Garoowe
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 01:08 pm To Garoowe Waan ku salaamay walaal inkastoon ku aqoonsan haddana waxaan ahayn deris reerkiina intooda kalena iyo gurigii aad degenaydeena waan aqaan Email baana kuu soodiray laakiin xagee kaga jiri jirtay xaafadda adiga?.... Emailkaygu waa anza92@yahoo.com
|