Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: Jariiban/Gaalkacyo/Goldogob/Hobyo/Afbarwaaqo/Caabudwaaq/Burtinle/Maaneed/Mirifadle/Balibusle/Salax/Galaadi/Wardheer/Dagaari
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rageedii

Thursday, December 14, 2000 - 04:53 am
Dhamaan inta ku abtirsata Rageedii, reer Mudug. Please soo gala halkan si aanu arimaha noo gaarka ah uga hadalo.

Qabiilada:

Leelkase:
Sacad:
Majeerteen:
Dirta Mudug;
Shiikhaal loo bogay:
Mareexaan/Wagardhac/ Celi;
iyo dhamaan inta Gaalkacyo usoo bariis doonata:

Waxaanu wada garanay in aanu ka dhisano Jaamacad magaalada Gaalkacyo oo Center u ha magaalooyinka:

Jariiban/Cumar maxamuud
Goldogob/Leelkase:
Hobyo/Sacad;
Caabudwaaq/Mareexaan:
Burtinle/Awrtable and Cumarmaxamuud:
balibusle/Cumarmaxamuud:
Dagaari/Sacad:
Afbarwaaqo/Sacad:
Dhinawda/Cumarmaxmuud and Shiikhaal;
Maaneed& Mirafadle/ Reer maxamuud & cumar Maxamuud:
Wardheer/ Cumarmaxamuud and Ugaadeen and Reer Biciidyahn:
galaadi/ Cummar Maxamuud & Reer Biciidyahan