Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: YAA DHIGAN JIRAY DUGSIGII SARE EE RAAGE UGAAS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yassin mohamed ismail

Friday, December 15, 2000 - 06:16 pm
Waxaan warkooda raadinaayaa dhamaan ardaydii dhiganjirtay raage ugaas gaar ahaan 86-90.
haddii aad waxka taqaanid.
please email me waa yassin maxamed ismaciil
yassin@somalitalk.com
thank you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raage ugaas

Saturday, February 03, 2001 - 08:34 am
waa ku salaamey raage ugaas aniga ayaa dhigan jiray waqtigaa ee adiga yaa ka taqaa naa isa soo faah faahi iyo ardayda aad ka garaneesid sidaas iyo mahad sanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

coowke yare

Sunday, February 11, 2001 - 08:22 pm
yaasiin baari waan ku salaamay coowke waaye waxaan deganaa ansaloti waxaan dhigan jiray d/sare ee raage ugaas sanadihii 85 ilaa 99 kii waxaana dhiganaayay fasalka a waxaana isku fasal ahayn oo aan halkaan ka salaamayaa daauud xamari, deeqa ibrahim culusow,mahamed haashim mocow,iyo nafisa c/llaahi mahamed waxaan kaloo salaamayaa macalimiinteenii oo kala ah cawaale,axmed yaroow,maxamuud dheere iyo maamulaheenii jarmal dhammaan dhalinyaradii dhigan jirtay rage ugas salan iga gudoma mel kasta aad joogtaan. cowke.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

coowke yare

Sunday, February 11, 2001 - 09:39 pm

Yassin Maxamed Ismaaciil

Tuesday, February 13, 2001 - 01:48 pm
To Cowke Baari
yaasasin baari waaye waan ku salaamay Emailkaagina waan helay waana ku soo wacay next time haddii aad taleefonkii iska bedeshay ii soo dir Email mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amxamad weyne

Tuesday, February 20, 2001 - 12:28 pm
dhamaantiin waan idn salaamay aniga waxaan dhigan jiray [H/DHEXE M.MIRE sare R/UGAAS] waxaanan ka baxay sanadkii 88-89 magacaygana waxaa la yiraahdaa[MAXAMAD C/NUUR] waxaanan iskugalaas ahayn [xuseen kakane] [diiriye m yalaxow][ilkacase][muna m muuse][deeqa ibraahim culusow][maxmad cali diiriye] [hayaan c/salaan ] iyo dhaliyaro kale oo aad u fara badan fadlan aan ku wada xiriirno halkan MAXAMAD WEYNE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amxamad weyne

Tuesday, February 20, 2001 - 12:30 pm

Tuesday, February 20, 2001 - 12:31 pm

mohamed nur

Saturday, March 03, 2001 - 04:45 pm
from:mohamed nur,dhamaan ciid wanaagsan dhalinyaradii reer ugaas aad ayaan ugu faraxasanahay sida wanaagsan walaalkeen yaasiin uu u sameeyey pagekaan ay isku arkeen dhalinyarada reer raagu ugaas,kolay yaasiin ayaa si fiican ii yaqaano waxaan ka baxay dugsiga hoose dhexe ee gahayr,waxaana ahaa lood ugu danbeeyey ee ka baxay raage ugaas sanadkii 1989-99,waxaan isku galaas aheen dhalinyaradii ay ka mid ahaayeen,axmed yare,faarax sahal,caydaruus/north carolina,cilmi madaxeey,xaliimo xuseen,ayaan cabdiraxmaan abkeey,sidaas & ciid wanaagsan.