We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 16, 2000 - 10:19 am My name is samiira and iam lookin for real man who is first muslim,secondly knows somali calture(enough mature), Iam financialy ok look great. so let us see who is the one.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 16, 2000 - 02:31 pm My name is Abdiaziz.Iam medical doctoc live in Mineapolis.II did not recieve yet my medical licensing, because i gratuated from medical school out side of U.S.A. So i need to pass board examination. my age is 28. so you can write me a letter my sister my e-mail is ABDIISAAK@HOTMAIL.COM. SEE SOON SISTER
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 07:42 pm Salaamu Calaykum Dhammaantiin, Samiira qof wacan oo ug waxay rabto ayaad tahay, taana waa mid lagugu amaano. Runtii waan jeclaan lahaa inaan xidhiidhno, oo markaana halkaa iska baranno. Wixii faahfaahin ah oo aad jeceshahay inaad iga ogaato waxaad igala soo xidhiidhtaa emailkan: candhaf@hotmail.com ama garaad@visto.com - Hadba kii kuu sahlan. Waxaan kasoo qaaday inaad af-soomaaliga taqaano - maadaama aad tidhi Culture-yaqaan baan raadiyayaa. Sidaa iyo nabadgalyo iyo is maqal danbe.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 10:58 am Oh! am I glad to have finally found you.. Contact me at: Qalbione@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 21, 2001 - 08:57 pm HI SAMIRA, I AM ONE OF THE SOMALI GUYS WHO WANT TO GET MARRIED THAT KIND OF AGE. I am 30 years old iwanna get married ASP if allah says. YOU CAN E,mail me any time. jylanti@earthlink.net
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 22, 2001 - 01:26 pm To: SAmiira. You are not telling the Truth, if you look great and financially OK..what is wrong with U..U must have bad attitude..take some psychology courses and U will get a nice man Insha-allah once you apply what you gained from Psych courses...first Correct you mistakes or you will pay the price if you get married before you correct your mistakes.. (Haddii kale ka Jafo Jafo Boorka kuwa jafidda u Baahan lol..) this is just my Idea..you don't have to agree with me.. Gacal_mohamed@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 26, 2001 - 05:52 am Hello, Baby here is your real match. i'm 35 years old male. with a Law degree from Somalia and BA degree from Ohio university. i'm single now but i divorced twice with two bad, ignorent Somali women. if you're ready to dance with an educated man.... here is my real address MohamedID@hotmail.com if that is not working try this number to call 2525(647654) in Mogadishu or this number in Kenya (3454567) in the afternoon local time.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 09:32 pm to, what is up samiira waxaan ahay wiil guur doon ah waxaane ka soo baxay jamacad ku talo dhuso mareeb waxaane soo bartey sida jadka iyo biyah les kugu cabo waxaad igala soo xariiri karta 18885533341
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 04, 2001 - 09:31 pm samiira waa qays92 ninkaan kula hadlaya haddii aad runsheegayso igala soo xiriir e-mailkayga oo ah qays92@hotmail.com thank you hun,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 05, 2001 - 01:17 am Hallow, Samiira, Maxaad Bisada jiirka ugu tuuraysaa Samiiray. Rag badan baa is shraxay.Balse musharixinta imtaxanka way ku wada dhaceen, Waayo? Waa ay wada degdegsanyihiin.Waxaa la yiri geedkii roorroorloo fulo roorroorbaa looga soo degtaa.Ma iskufilnaashaha dhaqaale ee ay gabadha sheegtay baa ikukiin keeney. Samiiray waxaad noo sheegtaa ma tahay gabadhraaliyo ah oo sidii hooyada ka danbeynayso ninkeeda mise waxaad rabtaa nolol sheer ah sida tan reer galbeedka, Adigu qudhaadu siday tahay muslinimadada matii af ka sheegashsdaa mise salaada waad dukataa. Xegee dunida balaran aad ka joogtaa, Diyaar ma ub tahay in meelkasta aad la degto, ninkaag mustaqbalka mise waa in uu isga halkaag kugu yimaadaa.Samiiray soo dhamaystir qoraalkaag si ay musharaxiita aad sharuudada buuxin karin u yaradaan adigana kugu howlyaraato. NASIIBWANAGSAN:
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 05, 2001 - 11:41 am How are you doing Samiira You are smary put at some time you'r stupid. If you whant know why. CONTACT ME Above_Average_@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 08, 2001 - 03:47 pm maxaa nin waliba meesh e-mail adresskiisa ugu qoray horta ma hubtaan smiira inay tahay gabar jirta oo run sheegeeysa, soomaalidu waxay ku maahmaahdaa hubsiimo hal baa la siistaa, qof aadan aqoon hadduu idin yiraahdo xoogaa lacag ah ayaan haystaa ma wada musharaxiin baad noqonaysaan isma odhan. *Ragoow, xumaan ha iga qaadanina laakiin bal dib ha laysugu noqdo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 12:41 am Samiira wax macquul ah anigaa kajira sababtoo anigu waan ku fahmayaa oo nin xun baa kusoo maray. Hadaba hadii aad tahay gabadh ninkeeda qancin, waa ikan abaaaaaaayo macaan. waxaan kaa codsanayaa in aad ku soo darto meeshan E-MAIL kaaga. BYE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 04:01 pm EHEHEHEHEH....!!!! ALLAH MAXAA DOOB QALANJADISII GABAY INAGU JIRA WAR YAARAHEE WAR DEE INAN WANAAGSAN WAA TII AMA AQLKOODA LAGA SO DOONTO AMA MASJIDKA LAGA SOO DOONTO EE INAGA DAAYA SXBAYAAL HOLD ON TO YOUR HORSES AYA NORTH AMERICANKU YIDHAAHDAAN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 05:42 pm to samiira abaayo ma nin la'aan baa ku dhacday markaan hlakaan oo ciyaal suuq is ku gu imaadaan marka is ka soo sharaxisid!! Letely,somali girls getting Sick, Nyaa Fear your god and Stop Looking men in the net. the other thing is if 20 need you at the same time what you'll we do???another story, so plzzz chil
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 11:12 am Waan wada aqriyay Musharixiinta waxeey soo qoreen laakiin waxaan rabaa in aan idiin sheego dhabta sida ay thay wiilashii soomaaliyedeey, waa Foolxumahay laakiin lacag waan haaystaa waxaan labaa in aan idiin sheego sidaan u ekahay 1=Waan madoobahay 2=Waan gaabanahay 3=Dalbaan leeyahay sida gabdhaha xawaadlaha 4=Waan bari weeynahay sida Gabdhah Mujeerteeenka 5=Goobaan leeyahay ama hogin qofba suu u yaqaan 6=Ma kub weyni waa dhex dhexaad 7=Aqoon looyarad 8=Naasaheeeygu waa yar yar yihiin ma naaso waa weyni sida gabdha Mariixanka 11=Qaarka Horaan u weeynahay 12=Qubaha kaligeeybaa ku nool oo faamilkeeygii waxeey jiraaan Soomaaliya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 03:56 am waxan ku edii qabiladii walo waynta aha ayad so wada cayday markaa adoo es macaniye maxad thay kulayba maa thiid isaq maa midgan baa thay looooooooooool,.,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 21, 2001 - 06:50 pm To samiira, naayaa xiito qori yaheey hadey gabdhaha xawaadle dalbo leeyihiin ma adaa quruxdooda gaartid hadeey dalbahay kaa qaloocan yihiin waa laguu toosinaa DR CORRECTION la soo xiriir qeybta daawada DIANE oo leesku cadeeyana waan bixinaa EVERYTHING isFREE maadaama aa tiri gudaha ayaan COCO ka ahay KORNA FAANTO" WIXIYOO ISKU JIRO WAXAAN HALKAN BALAN UGU QAADNAY INAAN FAANTO KAWADA DHIGNO" bal hade waan ku sugayaa ila soo xiriir sababtoo ah dadka UU DR CORRECTION caawiyo they only go by appointment...BUT YOURS IS TOTALY FREE because dalbahaaga yaa qaadanaayo 2 sano in lagu toosiyo oo lagu cadeeyo lol@@@@ Xawaadle sis columbus ohio
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 21, 2001 - 06:53 pm Naayaa samiira waaxid oo gabdhaha somaliyeed meel ugu dhacday af xaar yaheey naayaa afka suubso hadeey nin la'aan ku heysano soco jidadka istaag halkaas baa lagaa dafayaa soona baro sida loo hadlo jaahiladaa tahay was!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 10:10 pm adaay cabdule waaye ninkaan samiraay intaagalee saas is kutilmaan taan kahelay caarkeeyga weeyn aana kudeeqa kuuna hibeeyaye runmiyaa beeso badan mahaysataa caarmadoow oon latugeeyn u eg caarka dameerada kuu hayaa meeqaa beesa haysaa waa hadeey dhabkaa tahoo rabtid guskugu galaan gasho hadaad been wadatana waaa kugusgafeehe ogoow samiiraay kugta aa kintirkaaga yaal kulina waa kaa koreeynaa diyaar aniga iyo caarkeeyga alah ii dhaafee wayninka kaliya hadaa rabto raaxo nord amerika meeshaa doontaan kuugu imahaa sakiin jano lagu jeexaad wadataa macaan kaliyaa hadoowse wayneen adigoo kalana waa ku aqaan kintirkaagaa kuusoo carfay xaa xawaadle majeerteen usheesheegee jah calasoow muum halka caara aan kuu haayo adigaaba socodka kaa dhumidoonaahe calassoow lasoo xariir iyo intaa beesa hayso huuuuuuuuuuh huuuuuuuuh macsileey soo jawaab waa hadaa guuuuuuuuuuuuuuuus weeeeeeeeeeeen rabtoo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 10:43 pm samiiraay waa marlabaad iyo caarmadoowe hadaa rabto raaxo oo in lagu dhaho aad rabtid samiiro gusaa gaarka kayiil gedi cadeey gawaan u jiiftay ila soo xariir hadaad hada iyo wasma barat tahayna alah ku amaansado waxaan wasma bilaaway waa suuqa dhagaxtuur naagaha lagu gadijiray habraha naadihaayo aa waxeey dhihijireen kukta oow kasoodhadhamaa kaliif macaantiise ee haluguu kariyoo kistoo halagaa siiyo waagaasaan wasma bilaabay ilaa hadana kaliifmacaantiisa kama dhargin waayo sakiinta janadaaba lagu jeexay gusween hadaa rabto emaikan igala soo xarir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 01, 2001 - 04:19 pm Walaal waxaa la iyiraahdaa jaamac waxaan deganahay columbus waxaan rabaa inaan ku sheego inaad meel khalad ah soo gashay marka haddii aad doonayso nin isbarasho gal mooryaan oo dhana fayl bay kuu soo geleysaa.
|