Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: Mareexaan maxaa ka dhigay dad tanaasulaan badan!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caagane

Monday, December 18, 2000 - 10:06 am
Salaan tiro badan kadib,walaalayaal soomaaliyey waxaan rabaa inaad ii sharaxdan iina fasirtaan waxa mareexaani u noqday qabiilka ugu tanaasulaadka ee dib u hishiinta soomalida iyo weliba shirkii carta,oo weli qabiil walba weliba kuwa darood ay isla yihin badankood ay meeshii ay 1991 taagnayeen weli u taagan yihiin,oo dadkan mareexaan iloowsiiyey wixii lagu dhigay,dibna ula heshiisiyeen walaalahooda soomaaliyeed dhamaan.
codsi:
fadlan si aadaab iyo xushmad leh aan u kala faaideysano walaalayaal cayda iyo hadal maala yacni waa mamnuuc halkan.
ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Sunday, December 24, 2000 - 02:05 pm
horta yaa tunaasula cid wax heli kadha soo ma ahan.
aniga ma arkin meel mareexaan wax ku tanaasulay iyo cid wax kula qabsatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jawaabe

Thursday, March 08, 2001 - 08:46 am
siyaad barre ayaa ka dhashay calool xanuunkooda waa inaanay sheegan qabiilka aad meesha n ku soo dhigtay , waayo isaga iyo iyaguba waa dambiilayaal, inta ay somali jirtana godobta waa la ogyahay ay geysteen,