Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Asia: Pakistan: Walaalayaa igasiiya akhbaar buuxda wadanka baakistaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muslim

Monday, December 18, 2000 - 01:20 pm
asalaamu calaykum ramadaan kariim
walaalayaal waxan ubaahana hay akhbaarin la iga
siiyo wadanka baakistaan sida lagu galikaro iyo
sida loohelo wax barashada wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisal masjid

Sunday, January 14, 2001 - 09:08 am
waryaa ma waxaad rabtaaa sxb inaad marykanaka ka soo gashid pakistan sxb waxaan ku odhan lahaa ha isku daalin kuwii horeba waa loo dab la yahaye walee cadaab weeye marka ha ku fikirin maandhow waad mahadsantahay