Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: UK: UK: Yaa meel ku sheega''''''maxamud cabdismad xalane''''''mareexaan/reer diini
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halane

Thursday, December 21, 2000 - 09:11 pm
walaalayaal waxaan halkaan ka faafinayaa mr maxamud abdisamad xalane,(reer xalane afdhuub)oo markii iigu danbeysay ku noolaa magaaladan london.waxaana baafinaya walaalkii xasan abdisamad xalane fadlan cidii war ka heysa igala soo xariira emailkan ina soo siiya telepone haduu leeyahay.
mahadsanidin!!!!!!!
somalarch@yahoo.com